Application cajiib ah ood kasamayn kartid lacagta bee adoo adeegsanaya moobilkaaga kaliya

 


Application cajiib ah ood kasamayn kartid lacagta bee adoo adeegsanaya moobilkaaga kaliya

Lcagaha digitalka ah ayaa waayadan danbe dunoda kusoo badanaya sida aad lawada socotaan lacagta la magic baxday bitcoin ayaa dunida ka wareerisay sidoo ka dogcoin ayaa xigtay iyadoo si isdaba jog usoo dhacayaan kuwoo kale.

Lacagahan ayaa ubaahan wxa loo yaqaano maining taaso ah macdanayn ama shiilis arintaasina waxay ubaahan taha kumbitaro xawaarohoodu sareeyo tamar badan , iyo dhaqaale.

Balse wxaan halkan kuugusoo gudbinayaa lacag aad samayn karto adoon waxaas ooh awl ah galin kaliya waxaad u baahan tahay inaad haysato smart phone oo kaliya kadibna wxaad lasoo dgaysaa applicationka ugaarka ah lacagtan linkgana hoosta ayaan kuugu soo dhigaynaa markaad lasoodagto kadib wuxuu kaa codsanayaa inaad is diiwaan galiso markaad isdiiwaan galiso waad furaysaa kadibna isagaa iskii u shaqaynayaaa.