who we are

About xogwaran plus 


Xogwaran plus is a website that provides information and entertainment on various topics, such as social issues, education, health, culture, religion, technology, and poetry. The website is mainly in Somali language, but some articles are also in Arabic or English. The website aims to educate, inspire, and entertain its readers with stories, facts, opinions, and advice.


Some of the features of Xogwaran plus are:


● It covers a wide range of topics that appeal to different interests and tastes.


● It offers historical and biographical articles about famous and influential people, especially from the Muslim world.


● It provides health tips, natural remedies, and nutritional advice for various conditions and diseases.


● It showcases the beauty and diversity of Somali culture, language, and art.


● It shares Islamic teachings, verses, and stories that inspire faith and morality.


● It reviews and recommends various apps, games, and gadgets that are useful and fun.


● It publishes original and creative poems, songs, and stories by Somali writers and artists.



Ku saabsan xogwaran plus 


Xogwaran plus waa degel bixiya macluumaad iyo madadaalo mowduucyo kala duwan taabanaya, sida arrimaha bulshada, waxbarashada, caafimaadka, dhaqanka, diinta, tikniyoolajiyadda, iyo gabayada. Websaydhku badanaa wuxuu ku baxaa luqadda soomaaliga, laakiin qodobbada qaarkood sidoo kale waxay ku qoran yihiin luqadaha qaar. Websaydhku wuxuu higsanayaa inuu wax baro, dhiirrigeliyo, oo uu ku madadaaliyo akhristayaasheeda xoogo muhiim ah, xaqiiqooyin, fikrado, iyo talo bixin.


Qaar ka mid ah astaamaha Xogwaran plus waa:


● Waxay ka hadlaysaa mowduucyo fara badan iaydoo ka dab qaadanaya dareenka, danaha iyo dhadhanka kala duwan ee bulshadeena.


● Waxay bixisaa maqaallo taariikhi ah iyo taariikh nololeed ku saabsan dadka caanka ah iyo kuwa saameynta leh, gaar ahaan bulshada soomaaliyeed iyo dunida Muslimka.


● Waxay bixisaa talooyin caafimaad, daaweyn dabiici ah, iyo talooyin nafaqo oo ku saabsan xaalado iyo cuduro kala duwan.


● Waxay muujineysaa quruxda iyo kala duwanaanshaha dhaqanka Soomaaliyeed, luqadda, iyo farshaxanka aan gaarka u leenahay.


● Waxay la wadaagtaa bulshada fahamka diinta Islaamka, aayadaha, iyo sheekooyinka dhiirrigeliya iimaanka iyo akhlaaqda suuban.


● Waxay dib u eegis ku sameysaa waxayna ku talineysaa barnaamijyo kala duwan, ciyaaro, iyo qalabyo waxtar iyo madadaalo leh.


● Waxay daabacdaa gabayo asal ah iyo hal abuur leh miisaan, heeso, iyo sheekooyin ay qoreen qorayaasha Soomaaliyeed iyo haldoorka suugaanta.