redit ayaa waxay shaacisay gabagabada iyo gunaanadka barnaamijkeeda DUBSMASH ee tartanka adag kula jiray tiktok

 

redit ayaa waxay shaacisay gabagabada iyo gunaanadka barnaamijkeeda DUBSMASH  ee tartanka adag kula jiray tiktok

 


REDDIT AYAA SHEEGTAY INAY goaan rasmi ah ku gaadhay inay inay xidho barteeda bulsho ee la isku waydaarsado fiidiyawyada ee caanka ah e dubsmash , warkan tiiraanyada le h lana filayo inuu jug kunoqday adeegsadayaal badan oo ku xidhnaa ayaa imanaya xili la ogyahay inay reddit xoog saartay kuna tiirsanayd applicationkan tartan xooglahina kala dhexeeyay baraha fiidiyowyada  aadka ugubaahaya dunida ay hormuudka utahay tiktok.

 

 

wxay rddit sheegtay bayaan ay soo saartay dhamaadkii sanadkii tagay, waxaan ku soo dhawaynaynaa dubsmash inay kusoo biirtay qoyska reddit iyadoo ah bar fiidiyawyada la isku waydaarsado gaagaaban , wxay abuurtay dubsmash biio soo jiidasho leh oo u suuro galisay adeegsada yaasheeda inay abuuraan content wacan oo lala jaanqaadi karo.

 

in lamideeyo awwoda reddit waxay ahayd mid kudayasho mudan .

reddit waa meesha ugu haboon ee ay ku kulmi karaan bulshooyinka u xiisaha qaba inay iswaydaarsadaan aragtiyahooda dhabta ah waqtiga ugu haboona ay u gudbiyaa qaabka ugu haboon, mawaadiicda sida gaarka ah markaa loo danaynaynayo, wuxuuna noqday fiidiyawgu mid asaasi u ah rabitaanka dadka ee ku aadan qaabkay wax isu waydaarsan lahaayeen.

 

wxay intaa sii raacisay : lagasoo bilaabo markii ay kusoo biirta, wuxay kooxdii ku shaqalayd dubsmash kashaqeeyeen sididii la isugu gayn lahaa qalabkii lagu suura galin lahaa soo saarista fiidiyawga si loogu suura galiyo sameeyayaasha reddit inay ka turjumaan naftooda si xor ahna uso bandhigaan afkaartooda saxda ah.

inagoo la jaanqaadayna talabooyinka ay qadayso bartan ay jecelyihiin malaayiin kamid ah bolshooyin caalamku , waxaa xusid mudan inay 22 febarwari 2022 tahy midaan suura gal ahayn inaad soo dajisato barnaamijka dubsmash , mana ka heli doontid apple store , google play store.

 

Waxaa kalooy tilmaanta shirkadu inay wada xidhiidhi karaan wali bulshadu xiligaas ay oga gudbi karaan barta reddit si ay u arkaan malaayiinta afkaarood ee iska soo dabadhacaya sida roobka si ay oga faaidaystaa bolsho tiro bdani.