Xogwaran plus gabadh saliga nabiga (salalaahu calayhi wasalam)caadaysatay arag mucjisadan

Xogwaran plus

  waa gabadh qaali ah waa gabadh caadaysatay inay saliga salalaahu calayhi wasalam shay walba kahormariso ' haday socoto talabawalba oo qaado carabkeedu kafaaruqaynin saliga ' haday fadhido aan kadaalayn cel celinta saliga' haday hawsha guriga hayso aan kadaalayn saliga' marwalba carabkeedu ku qoyanyahay saliga xabiibka calayhi salatu wasalaam .

waxay guurasatay wiil aan ku wanaagsanay dhanka diinta ' wuxuu arkay siday gabadhu ugu tacaluqsantahay saliga ' iyadoo qaybwalboo nolosheeda kamida ksdhax muuqata ' waana mid aan cajabin 'mudo markay wada joogeena wuxuu karaahatstay gabadhii ' wuxuuna kufikiray siduu oga xuub siiban lahaa' fikir dheer kadibna way cuslaatay inuu furo ' isagoo kabaqay cawaaqibta kadhalankarta dacwadaas ' wuxuuna goaansaday inuu wado kale ku maareeyo.
wuxuu maleegay shirqool uu khaarajinayo .
wuuxu tagay beerta xayawaanka lagu xanaaneeyo.
wuxuu kasoo iibsaday 2 mas .
u soo qaaday wuxuuna ugu riday buursada gacata.
gabadhii boorsadii way qaadatay iyadoon furina way soo laabatay.
wuxuu kabaqay inay labadii mas dhintaa maadaamu ku xidhay boorsada.
wuxuuna ku yidhi.
gacaliso bal fur boorsada waxaan kuugu riday hadiyad qaali ah.e.
gabadhii intay nabiga ku saliday ' ayay aayar furtay.
waxaynba kasoo saartay halkii labada mas ka ahaayeen .
labo silis oo dahaba waxayna ayadoo faraxdan oga mahad celisay ninkeeda hadiyadan qiimahabadan.
wiilkii uu eegay isagoo wajigiisa yaab iyo amakaag ka muuqdo.
intay soo fiirisay ku tidhi maxaad layaabtay sow adu kumaanad ridin??
wuxuu ku jawaabay: haa.
wuxuu qabsaday oohin .
malinka kadibna noloshiisii guudahaanba way isbadashay ' wuxuuna noqday nin wanaagsan oo ahlu khayr ah.
shaqsi cibaado badan oon afka kadhigin saliga.
adna daawade ha halmaamin inaad kadhaqandhigato saliga suubanaha .
salalaahu calayhi wasalam.
komantigana kusoo qor siaan u ogaano inaad jeceshahay .nabigeena calayhi salatu wasalaam.