maxaad kataqaan mr bein?
mr bein markaad maqasho waxaa is lamarkaaba maskaxdaada kusoo dhacaya
shaqsi laga yaabo xasuustiisu inay kaga
tagto dhoolacadayn wajigaaga.
waa jilaa caan ah oo dunada aad looga yaqaano. inkasto uu yahay shaqsi
udhashay wadanka birita dalkiisuna yahay
britan hadana waa mid katalaabay dhaamaan xayndaabyada dadka kala ooday haday tahay dhaqamada. wadamada luqadaha.
waa fanaan udhacay quluubta malaayiin kunool caalamka heerkastoo uu
gaadsiisanyahay kala duwanaashahodu.
wuxuu ku dhashay sanadkii 1955 wadanka ingriiska .
wuxuu kabaxay jaamacada oxford oo ah jaamacada ugu caansan dalkaas
halkaasoo uu ka bartay electric injneering darajada masterta.
inkastoo anay waxbarashadiisu ahayn jilaanimo hada wacdadaro kamuujiya
dhankaa.
bilawgiisii wuxuu kasoo kalay hawshan dhanka masraxa .
filinkisii u horeeyay ee uu kusoo galay saaxada siinamaha wuxuusoo baxay
sanadkii 1983 kasoo ahaa fimkii jemis bon never say never again.
90dii wuxuu bilaabay inuu qoro musalsalkii labaxay mastar bein ee uu ku
caan baxay
shaqsiyadiisa waxaa lagu tilmaama cunug yar oo dhalan ah oo huwan qolof
ruux wayn.
hadalkiisu ma badna .
waxa uu kasameeya qosolka fal celinta dadwayna ha iyo xarakaadka wajigiisa
u soo bandhigo si xirfadaysan oo qosal leh.
ninkan ayaa ku caan baxay filimada maada ee aamusan
masatar bein ayaa ah magacyada ay ku faaanan shacabka dalka ingriisku
waxaa loo sameeyay taalo taaso lagu dhisay goobaha ugu caansan magaalada
landan.
wuxuu haystaa hanti dhan 130 milyan oo dolar tasoo taaso ku filan nolosha
qoyskiisa .
mr. ayaa add u xjecel gawaadhida orodka badan . nooca uu ujecelyahay
baabuurta ayaa maklerin f1 kasoo shil kaga burburay si layaableh uu kaga
badbaaday.
mr. ayaa jecel xawaaraha gawaadhida iyadoo hak ka badan laga kansalay
liisanka.