Apple oo ku bixinaysa sodajisashada mac os x lion iyo mountain lion bilaash

 


Apple oo ku bixinaysa sodajisashada mac os x lion iyo mountain lion bilaash

Waxay fasaxaday shirkada apple systemkeeda mac os x lion iyo mac os x mountain lion in lagula soo dago bilaash.

Tan waa markii koobaad ee shirkada apple u agolaato macaamiisheeda inay bilaash kula soo dagaan version cusub  system ka  ahoo ay soo saartay.

Waxayna noqdeen dhamaan nashqadihii kadambeeyay  kowo bilaash lagu update garaystoo.

Apple ayaa waxay ka qaadi jirtay qof walba oo ubaahda inuu update garayso aaladiisa $20 dolar .

Hadaba hadaad gasho barta cusboonaysiinta software-ka  ma os x mountain lion waxaad ku dajisan karta mac gaga si bilaash.

Markaad doonayso inaad lasoo dagto mac os x mountain lion . waxaad u baahantahay ugu yaraan os x snow leopard mountain lion 10.8.

Waxaa kaloo aad ubaahantahay ram ugu yaraan2 gb ah . iyo liaa 8 gb oo madhan

Hadaad rabto inaad lasoo dagto  mac os x lion waxaad ubaahanta os xsnow leopard  10.6.6amaos xlion 10.7.

Markaad update ku samaynaysid inaad ula tagto farsama yaqaan si aanay kaaga lumin  macluumadkaagu kaaga lumin.