cashir online BANKIGA PAYPAL KA EE ELECTRONIC GA AH

 


BANKIGA PAYPAL KA EE ELECTRONIC GA AH

Waa bank electronic ah oo can ka ah shabakada internetka islamarkaana ay ay adeegsadaan malaayiin dada oo u isticmaala siwalba oo loo adeegsado bangi caadi haday tahay in lacago lagu kaydsado , in laisu gu soo xawilo , iyo inshabakada internetka wax lagaga iibsado madaabo ay taageeraan website yada ugu waawayn ee ee online ka wax lagaga iibsado. Tusaale ahaan: BARTA AMMAZONKA ,CALI BABA IIYO KUWO KALE OOO BADAN .

Hadaba suaashu waxatahay:

Sideen kula xidhiidhi karaa amase account ii gaara oga samaysan karaa paybalka?

Cidwalba may sameysan kartaa mise ci gooni ah unbaa loo ogolyahay?

Maxaa laiga baahanyahay si aan oga midnoqdo macaamiisha paybalka?

Suaalahan oyo ku wakale haadaan si kooban oga jawaabno.

Bangigan cidwaliba xor ayay utahay inay kafurato account waxayna kala xidhiidhi kartaa barta uu ku leeyahay shabakda internet a   kadib sifudud ayuu isu diiwaan kalin karaa isaaga oo galinaya macluumaadka uu

 

kadalbayo websiteku .

Marka laga reebo wadamada qaar kuwaasoo unan gaadhi adeega paybalku sababa jira awgo lakiin se mudo dhaw laga yaabo inuu soo gaadho madaama oo uu caalam ku horumar baadhan kagaadhayo dhan ka ticnoolajiyada .

Wdamadaasna halkaanadaan ka ogaan kartaa.

SIAAD U HESHO account waxaa lagaaga baahanyahay waxaa ugu muhiimsan :

·         Inaad joogto wadamada uu taageero paybalku.

·         Account bank kuleedahay mid kamida bangiyada kuyaala wdankaa islamarkaana credit card taageera nidaamka inlineka sida visa card iyo master card.

·         Inay accountiga visa /master card-ga kugu jiro rasiid dhan ugu yaraan hal doolar kaasoo uu goosanayo paybalku isagoo markaaba dib ugu soo celinaya accounkaaga.

HALKAN KA FIIRSO SAWIRADAN AYAAN KUGU TUSAALAYNAYNAA SIDAAD ISU DIWAAN GALIN LAHAYD.

Waxaad galaysa boga paybal-ka www.paybal.com

 


Wxaa kusoo baxaya bage-kaan kadib waxaad kudhufanaysaa halkaa sawirka kamuuqata



kadib waxad galinaysa mibile numberkaaga khaanadan kusoobaxday.


 

Wuxuu kuugu soo dirayaa fariin xanbaarsan code 6 number ka kooban tel numberkaaga.

 


Waxaad galinaysaa code ka 6 lanbar khaanadan.

 


Kadib waxaa kusoo baxaysa wajahadan , waxaad galinaysaa :



·         Magacaaga o dhamys tiran

·         E-mailkaaga

·         Pasworka

Kadib waxaad leedahay next

Waxaa kusoo baxaya bogan>

ü  Waxaad galinaysaa addreskaaga

ü  Magaalada aad dagantahay

ü  State-ka

ü  Postal code-ka

ü  Taariikhda aad dhalatay

ü  Kadib labada meeloo eeka horeeya ayaa calaamada saaraysaa sax

Kadibna

 


Kadibna waxaa kusoo baxayaa bigan ugu danbeeya waxaad buxinaysaa khaanadahan:



ü  Waxaad galinaysaa credit card labarka ku qorara

ü  Noca mavisa card mise master card

ü  Expirarion date

ü  Security code




kadibna link card.

 

 

 ka akhri macluumaad dheeri ah:

Sida loo abuuro koonto PayPal ah: talaabo talaabo ah inaad ..