cashir online BARO 10 PROGRAM OO KATIRSAN KOOXDA ADOBE

 


 

BARO 10 PROGRAM OO KATIRSAN KOOXDA ADOBE

Adobe waa sharkad can ka ah dunida products –ga iyadoo lee baramijyo dabaoolayo dhamaan baahidaada ku saabsan qaybaha kaladuwan ee soo saarista .

Waxaad kaheli karaa barnaamijyada ugu qaalisan uguna tayada badadan noockasta .

Waxaan si joogta ah u adeegsada Shirkadaha soosaarista , sawirada,muuqaalada , warbaahinta, mabacadaha, graphic –ga, design –ka iyo filmaaanta , fanaaniinta dhamaan qaybaha kale ee laxidhiidha waa mid ay adeegsadaan wali siwayn .

Barnaamijyadaeeda kuwa ugu caansan waxaa kamida ADOBE PHOTOSHOP , ADOBE AFTEREFFECT , ADOBE PREMIER.

Hadaba waxaan kusoo bandhigi doona 10 barnaami oo hoostaga ADOBE oo oo laga yaabo inbadan oo kamid ah inaadan hory umaqal.

 

1.       ADOBE photoshop waa borograamka aad ubaahantahay hadaad tahay dadka xirfada u leh habaynta iyo nashqadaynta sawirada iyo soosaaristooda , waana ka ugu awooda badan dhannkaas. Waxa adeegsada artsyaal bdan , sawirlayaasha iyaguna u adeegsada qurxinta iyo farsamaynta sawiradooda.

2.       ADOBE ILLUSTRATOR WXAY AAD ISU SHABAHAAN PHOTOSHOP KA BALSE WAXAY KUKALA DUWAN YIHII WAX YAR PHOTOSHOPKU WUXUU ADEEGSADAA nidaamka pexel-ka sawiradiisa, halka uu illustrator –ku  adeegsado nidaamka victor .Lkiin midwaalba waxaa loo adeegsadaa ujeedo gaara , illustrator –ka waxaa loo adeegsadaa sawirada kartoonka ah & nashqadaynta graphics .

3.       ADOBE indesign  : wxaad ubaahantahay barnaamijkan  markaad smynayso mashaariic ka kooban bage-jaj baan sida wargysyda , joornaalada. Iyo iii lamida. Kutubta habayntooda iyo tartiibintooda ayuu aad ugu fiicanyahay.

4.       Adobe incopy adobe waxay udiyaarisay si ay ugu fudayso qorayaasha barnaamijka wuxuuna kasaacidaya in ay qoraal kaliya wada samayn karaan dad farabada isaga oo si quruxbadan isugu xidhaya buga qaybihiiisa kaladuwan.

5.       ADOBE LIGHT ROOM  waa mid aad ugu eg photo shop-ka  dhanka habaynta sawirada hadana waa mid ugaar ah nidaaminta iftiinka . kalarada , iyo tartiibinta filalka si isu dheeli tiran.

6.       ADOBE BRIDGE   waa barnaamij aad fudud waxaana loo adeegsada maamulka file sha wuxuuna kaacawinya inaad sifudud u hesho hadba failka aad ubaahantahay adoon ku daalin raadintiisa .

7.       ADOBE  PREMIER PRO  Waa barnaamij ku takhasusay editing videoyada waana kuu muhiim hadaad tahay mid soosaara muqaalada gaar ahaan youtube-ka.

8.       Adobe aftereffect waa barnaamijka ugu balaadhan dhan muqaal samaynt a isagoo leh kumanaan effect kalaro sido kale waxalugu sameeyaa animations adoo si fudud ugu samayn kara si fudud xarakaad  iyo effectiyada cinemaha .waana barnaamij xoogbadan

9.       ADOBE MEDIA ENCODER waa barnaamij loo adeegsado in lagusoo bandhigo muqaalada lagu samaeeyo saaxiibadiisa ah PREMIER IYO AFTEREFFECT . Inta badan muqaalada marka lagu diyaariyo labadan barnaamij waxay noqdaan kuwo xajmi ahaan waawayn sidaa darted ku culus kumbitarka , hadaba si aad udaawato muuqaalka isaga oo n wax culays ah ku samaynain systemka ayay kuu diyaariyeen barnaamijkan.

10.   ADOBE AUDITION Waabarnaamij dhanka habaynta codka loo diyaariyay wuxuuna kamid yaahay barnaamijyaadan ugu fiicaan dhanka farsamda codka haduna uguba fiicnayn barnaamijkan ayaa loogu talagay in lagu habeeyo codwalba haday tahy heesha , iyo wararka ba.