asalamcalaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu
Akhristaashayaal kusoo dhawaada muuqaal xiisa leh
inta badan shucuubta caalamka kunool waxay leeyihiin caadooyin xeerar
wxayna kukala duwan yihiin aragtida ay ka haystaan dhaqamada qaar halka ay kamidaysanyiin qaarkood
waxaa iska caadi ah inaad ruux qabsato . amaba aad dhunkato adoon dhib u arkayn
inaad ubax siiso ruuxaad jeceshahay adoon tiro u eegaynin
ama mararka qaar aad ku yeedhiso hoonka gaadhiga adoo ruux ubaaqaya ama salaamaya
hadaba ma isleedahay waxaa jira wadamo kaqaba aragtiyo qaldan waxyaabahan oo mamnucay laguna mutaysan karo ciqaab
kaga bogo muuqaalkan.
WADANKA NEWZLAN
wdanka neuzlan iska jir inaad garaacdo hoonka baabuurkaaga
irintaasi waxay kadhigantahay cay wana mid mujinaysa ixtiraam daro
WADANKA THAILAN
waxaa mamnuuc ah inaad labadaada lugood is korsaarato meelaha dadku joogaan
waxayna astaan utahay ixtiraam daro iyo inaad yasayso cida kaa agdhaw.
WADANKA SHIINAHA
HADAY jirto cid add saxiiba tihiin oo dalkaas kunoo fadlan ha ugu dirin hadiyad ahaan
saacadaha iyo daladaha sababto ah waxay kahaystaan haystaan fikir sheegaya inay calaamad naxsi ah
WADANKA HINDIA
HA QABSANIN garabka ama gacanta ruuxna markaad socoto wadada hana dhunkan
arintaas waa ka mamnuuc bulshadaas wxayna ka aaminsanyihiin xaaraam .
WADANKA UKRAIN
WADANKA yukrayn hadaad ruux hadyad ahaan ruux ugu dirayso ha u dirin ubax tira isleg ah sida labo 4 6 8
iyo wixii lamida maxaa yeelay waxy ka aaminsanyihiin tafaaful xumo wxayna isu diraan ubaxa tirada buuxda ah
tacsiyada
WADANKA SINKABUURA
sharciga wadankaasi wuxuu mamnuucayaa inaad raamsato xajada noocayadeeda kala duwan sidoo kale
hadi aad la gasho xanjo wadankaas waxuu qaanuunka wadankaasii kuu aqoonsanayaa tahriibiye
WADANKA JARMALKA
qaanuunka wadanka jarmalku wuxuu mamnuucayaa inuu shidaalka gaadhigu kaagaga goo wado dhaxdeed