kine master waa aplicasion latartamaya productiyada waawayn

 


kine master waa aplicasion latartamaya productiyada waawayn

inaad muuqaalo xirfadi kudheehantahay sooo saartaa waxy uu baahantay aqoon iyo waqti qalab taasina waxay kalifaysa dhaqaale badan , hadaba horumarka balaadhan ee ay dunidu kagaadhay dhanka tiknoolajiyada ayaa marba marrka kasii danbaysa fudaydinaya hawlo badan  oo awal ay adkayd inay dadka badankissu sameeya, .



hadaba hadaad tahay dadka xiiseeya soo saarista baraamijyada amba habaynta muqaalada lakiin khibradaadu ku gabtay  , waxaa lagaadhay xiligaad riyadaadii rumoobi lahayd ee gacantaada kaga ciil bixi lahay soona saari lahay filmadaada kuu gaarka ah, adoon ka warwarayn wax khibrad yari ah , dhaqaalana aan ka walbahaarayn qalab waawayn aan kaaga baahnayn iyo borograamyo , adoo adeegsanaya moobilkaaga oo qudha.

waxaa soo baxay aplication lagu magacaabo kinemaster kasoo aad ku isticmaali karto mibile kaagaa si free ah waxaanad kasoo dajisan kartaa linkigan hose.

qaabka loo adeegsado halkan kadaawo.