Waaa maxay black hate white hate hackers mise waxaa jira hackers la ogolyahay

Waaa maxay black hate white hate hackers mise waxaa jira hackers la ogolyahay
Waaa maxay black hate white hate hackers mise waxaa jira hackers la ogolyahay

 

Waaa maxay black hate white hate hackers mise waxaa jira hackers la ogolyahay

Soomalidu waxay ku maahmaahda nicma waliba nuqsaan teeda ayay leedahay taasoo ay ku cabirayaan in wax walba oo usoo kordha bina  aadmaka dheefna ule uu leeyahay dhibaato u baahan in laga taxadaro.

Hadaba hormarka aaalada ee dunidu kagaadhay tiknoo lajiya in kastoo ay wax badan oo faaidooyin ah usoo kordhisay aadamaha kaar aahaan xiddhiidhka dadwaynaha iyo isgaadhsiinta oo aay fududaysay isdhaafsiga macluumaadka iyo warbixinada tasso looga faidaystay waax kasyta oo nolosha kamida, ayaa hadana waxay wadataa khatarteeda taaso ubaahan in laga taxadaro.

Wxaa jira budhcad ka qawlaysata shabakada internet-ka kuwaaso loo yaqaano hackers . wxayna dhaqdhaqaaqooda kasmeeyaan shabakada internet—ka.

Budhcadan ayay mararka qaar waxaa ku adeegta haayadaha sirdoonka ee wadamada qaar si ay u daba galaan muwaadiniintooda qaarkood kuwaaso laga shaki qabo dhaqdhaqaaqooda.,

Sidoo kale wxay marka qaarkood qayb kanoqdaan weeraro sipper ah kuwaaso ay isku bartilmaameedsadaan wadamada qaarkoo d si ay u kala xadaan macluumaad xasaasi ah .

Waxaa kaloo jira weeraro lagu qaado shirkado waawayn ku was oo ay gaystaan hacker ulajeedadoodu tahay inay baadaan shirkadahaas.

Hakarada ayaa waxaa loo qaybiyaa laba nooc , kuwaas oo kala ah:

Koofiyad cadayaal(black hate) iyo koofiyad madoobe yaal(black hat)

Hadaan ku harayno kan danbe ama koofiyad madoobe yaashu waa budhcad oga ogaadhsada shabakada internet-ka sifo sharci daro ah iyagoo weeraro kuqaada cidwalba oo ay haad kaheelaan si ay u khalkhaliyaan nidaamka kombitarkiisa haduu yahay mid shaqsi iyo hadii uu yahay mid shirkadeed, .

Wxayna si sharci daro ah oga qaadaan lacago baad ah dhibanayaasha ay waxyeeladu soo gaadhay qalabkooda si ay ugu soo celiyaan macluumaadkooda lama huraan ka ah. Nimankan hackers-ka ah ayaa halis ku haya cidwalba oo isticmaasha shabakada internetka.

Wxaana intabadan la adeegsadaaa qaabab kala duwan oo lagag gaashaaman karo oo ay kamid tahayadeegsiga barnaamijyada raadka lumiya ee loo yaqqno vpn-ka (virtual proxy network )

Kuwaas oo kusiinaya ip address kaaga badalkiisa kazoo ay adekaanayso in lahelo ip ga aad kugalayso khadka ee qalabka aad adeegsanayso.

Koofiyad cadayaasha ama(whte hat)

Wxaa loogu yeedhaa jabsadayaasha akhlaaqiga ah ee u adeegsada khibrada ay uleeyihiin aalada si sharci ah.