Fiesta cash Kaliya kobitarkaaga shid oo he 50$ dollar bishii barnaamij layaableh.

 Kaliya kobitarkaaga shid oo he 50$ dollar bishii barnaamij layaableh.



Hadaad tahay dadka jecel shaqada fudud in badana aad ku fikiraysay wado sahalan oo aad ku xaqiijiso riyadaada wxaan rajaynaya inaan kuu furay albaabkii aad garaacaysay inta badan .

Waxaan akhristaha sharafta bada maqaalkan ugusoo bandhigaynaa barnaamij aad muhiim u ah oo aad kasamayn karto dakhli kooban adoon haba yaraatee wax hawl ah uqaban , barnaamijkan ayaa kaliya kaaga baahan inuu kombiyiitarkaagu shidnaado islamarkaana on line ahaado kadibna hawlahaaga kale iska qabso lacgtuna way isaga kaa socon , markay 150 dollar kuu gaadhano wa kala bixi kartataa.

Wxaa lagu magacaabaa fiesta cash

Waxaad galaysaa link-gigan hoos ku xusan

Kadibina waad isdiiwaan galinaysaa markaad isdiwaan galisop wuxuu ku siinayaa in yar oo dagsanayso shariidkan yar aayaad saaranaysaa hoosta ama meesha aad adigu jeceshahay ee computerkaaga wuuna iska saaraanayaa inta uu msocdana lacagtu way kuusoconaysaa wax hawl ah na kaaga ma baahno isgaana kuu tirinaya saacadaha uu furanyahay kolkay lacagtaadu gaadho 150 waxaad kalabaxaysaa acounkaaga adoo isticmaalya PayPal kaaga ama waxaad kusoo xawilan kartaa western union.