Google chrome iyo Microsoft edge loolan adag iyo xeelad cusub ooy adeegsatay Microsoft edge

 Google chrome iyo Microsoft edge loolan adag iyo xeelad cusub ooy adeegsatay Microsoft edge 

Cashir online 



Waxaa la ogyahay inay jirto xaalad tartan oo kadhexeeya labada browser ee waawayn ee kala ah Google chrome oo ay leedahay shirkada wayn ee google-ka oo dhan ah iyo edge oo raacsan shirkada Microsoft oo dhan ah loolankankan ayaa ku aadanaa gacan kuahaynta internet ka 
Iyada oo rabatay mid waliba sida ay oga dhigi alahayd barteeda hormuudka nambarka koobaad
Gaar ahaan nidaamkaeeda windhawska ayaa hadana waxaa muuqata in ay chrome kagabadisay garoonkeeda xataa , waxaase aad moodaa in ay Microsoft adeegsanayso xeelad cusub oo ay kaalinta kariixaynayso dhigeeda xero ku galka ah ee Google chrome. 



Wararkii ugu danmbeeyay ee ay kasoo saartay saxaafada wargays kamida ayaa tibaaxaysa,, in markasta oo ay adeegsada yaashu soo dajisan rabaan Google chrome in ay soo dhigayso Microsoft fariin xasuusinaysa adeegsadaha in uu dajisto edge taaso xasuusinaysa in edge ku dhisanyahay isla nidaamka uu ludhissnyahay chromium taaso macneheedu yahay inaadan ubaahnayn chrome. 

Sidoo kale waxaa fariintu sheegaysaa in ay edge ka wanaagsantahay chrome  kana amaan badantahay taasoo kalsooni dheeraad ah ay kusiinayso isticmaalaha