huawei-wuxuu-daah-furay- aduunka saacadii ugu danbaysay

 Huawei oo daahfuraysa saacad cusub oo ismart ah


Waxay warbaahinta ku taqasusta arimaha tiknoolajiyada iyo bogag rasmi ah oo katirsan shirkada Huawei ayaa tmaamaya in shirkadu muda dhow soo bandhigaya taasoo lagu magacaabi doono Huawei watch D saacad ayaa leh astaamo ugaar ah oo soo jidanaysa rabitaanka macaamiisha astaamahan ayay ka mid tahay midaam cabir kusamaynaya heerka dhiiga shaqsiga.


Sida ay tilmaamayso warbixintu inay soo baxbaxayaan sawiro ay si qarsoon shaqsiyaad ubaahiyeen saacadan qaaliga ah ee ay lu farayaraysatay shirkada Huawei kuna magacowday Huawei watch D,  waxaana islamarkiiba sawiradan lala dhax rooray baraha bulshada, ee kala duwan , halka  ay ilo kale oon lagu kalsoonayn laga soo xiganayo in lasoo shaac saari doono dhamaadka bishan December. 


Waxay warbixintani inataa kusii daraysaa in saacdani wadato gacan gashi kale oo loo adeeg sanayo cabirka dhiiga.


Waxaa lasheegayaa sida laga soo xiganayo ilaahan inay sacadani marayso heerarkii ugu danbeeyay ee ee tijaba  kaqaadista tayadeeda shaqo.


Waxaana larajaynayaa inay noqoto tAlaabooyinka sanco ee lakaloda tahay ilaa hada shirkadani waa hadii ay kuguulaysato inay soo raaciso qalabka lagu cabiro dhiigaqofka, 


Inatabadan shirkada kale waxay soo saaraan saacado square ah iyo kuwo kale oo leh laba qodob oo laga isticmaalo halka qaar kale ay taa sho kusheqeeyaan screen touch. 


Sikastaba hanoqotee waxay ilahani sheegayaan inay soobaxayso waqti dhaw halka aan laga hayn jihooyinka rasmiga wax war ah oo xoojinaya macluumadan.