LACATA MUSTAQBAKA

LACATA MUSTAQBAKA



Isbadalada wakhtigu waa kuwo marba marka kasii danbaysa caalamka usii raraya waaya cusub oon loo fadiyin.

gaar ahaan casrigan tiknoolajiyada iyo farsamada casrigu yihiin awooda xadhiga uhaysa nidaamka caalamka.

saamayn badana kuleh dhanka dhaqdhaqaaqa bulshda haday tahay mid guud iyo haday tahay mid gaar ahaaneedba.

ka waxaan daawade muqaalka kusoo bandhigaynaa mid ka mid ah isbadalada ticnoolajiyadu kusoo kordhisay nidaamka lacagaha.

inkastooy tiknoolajiyadu kaqaadatay heerarka kala duwanaa ee soomaray hanaan loo maamulo lacagaha.

waxaan muqaalkan sigaara diirada ugu saaraynaa hanaan cusub oo ugub ah oo , waa lacag electaroonik ah .

waa lacgta loo yaqaano bitcoin .

wxaa lasaasay  wuxuu asaasay lacag iliktarooniga lacagtan digitalka ah ayaa lahayn wa bangi dhexe ah oo laga maamulo dhaqdhaqaaqa lacagtan oo rasmi ah.

lacagtan oo ah numbero laisku waydaarsado laisuguna xawilo kumbuyutarada waxna lagaga gato shabakada intenetka ayaa marba marka kadanbaysa qiimeheedu kor usii kacayaa , islamarkaana ay shacbiyadeedu sii kordhaysaa

Hadaba suaashu waxay tahay , waa maxay lacagtani , sidee loo dhaliyaa, matahay midbadali karta l

2008 xili ay caalamka soo foodsaartay xaalad dhaqaale xumo bangiyo badan oo caalamka kajiraan ay keceen dadwaynuhu bilaabeen inay lacagoohada kalabaxaan bangiyada , kadib markay kalsooniday kuqabeen bangiyadu yaraatay.

ayaa waxaa soo baxday lacagtan csub ee bicoin ka loo yaqaano ,

lacgtan oo ah mid raqmiya on lahayn muqaal lataabankaro sida lacagaha kale ayaa hay talaabo lamafilaan ah.

lacagtan oo ah mid kumbuyutaka kujirta ooan banaanka loossoo saari karin.

ayaa ah mid lagu borogiraamyaa koodhadh aad u adadag iyo kashaqaynta xisaabo aad umurugusan ,

aasoo ubaahan wakhti dheer khibrad fog intarneet xawaare khayaali ah ku kacaya iyo kumbutaro badan.

taaso kadhigaysa lacagtan mid aad u kooban>

si aad u isticmasho kaliya waxaad ubaahantahay inaad samaysato usename pass

kaligaa aad taqaano.

si aad usaxeedo inaad shaqsi lacag u xawisho waxay magaciisa.

waxayna lacagtu toos ugaadhaysaa cidaad u xawishay daqiiqado gudahood , iyadoo anay jirin jiho sidexaad oo ay sii marysaa sida bang iyada iyo xawaaladaha.

waxaana xawilaadaas diiwaan galin kusamaynaya kumanaan kumbuyuutaro ah oo ku kala yaala daafaha caalmka. kaliya inay xawilaadaasi fushay iyadoon cidna ogaan dira iyo ladiraha toona  

sidaa darteed ayay hakaradu ugu dalbadan lacagaha baada ah loogu xawilo bitcoin

lacgtan ayaa ah mid kooban cid walibana aanay samaysan karin, iyadoo dunida dhan bicoinka yaalaa yahay 21 milyan

taaso kadhigaysa dahabka oo kale  mana aha sida dolar mid intaad doonta laga daabacankaro.

taa macaneheedu waa malinka hal btcoin kusoo galo waxaa tahay shaqsi haysta dahabka dunida yaala oo loo qaybiyay 21 milyan melkamida.

tiknoolajiyada loo adeegsadobtcoinka ayaaku dhisa  ah nidaamka (block chein) kaasoo suura galinaya inay malayin kumbutar oo dunida daafehiida ku baahsani diiwaan galiyaan dhaqdhaqaaqa xisaabaha iyadoon dodku ku yeelanin wax fara galin ah.

halka uu nidaamka bankiyadu ku dhisanyahay database ka soo ubaahan cid wax kabadasha macluumaadka kusaabsan akuwntiyada macaamiisha markay dhaqdhaqaaq sameeyaan .