Cashironline.com |
Mulkiilaha shirkada tesla Elin mask oo ah sidoo kale curiyaha lacagtan digital ka ah ee Dogecoin ayaa sheegay inay shirkadiisa hada kadib xooga saarayso lacagtan kuna iibinayso gawaadhideeda electric ga ah taaso keentay inay qiimaha Dogecoin ku kor usii kacdo iyada ayaamahan gaadhay heerkeedii igu sareesay iyadoo gaadhay boqolkiiba %24 siday sheegtay wakaalada wararka ee caalamiga ah e routers .
Ilon mask ayaa kusheegay qoraal uu soo dhigay bartiosa Twitter-ka saacado kahor uun "waxay tesla bilaabaysaa inay kadhigto badeecadaheeda qaar ku aqbala in lagu kala iibsado lacagta Dogecoin . Wxay sheegtay routers inay lacagta dogecoin sixirkeedu gaadhay 0.20 dollar saacado kadib markuu ilon mask kusoo dhigay barttiisa Twitter-ka qoraalkan.
Wxay caawiyay qoraal ka uu soo dhigay mulkiilaha tesla elon musk kor ukaca qiimaha lacagtan Dogecoin.
Tesla will make some merch buyable with Doge & see how it goes
Elon Musk (@elonmusk)December 14, 2021
Wxay wakaaladu intaa kusii dartay inaanuu cayimin ilaa hada noocyaha badeecada ay shirkadu ku gadayso Dogecoin-ka kuwaasoo lasheegay inay kabilaabmauaan qiimhha 50 dollar ilaa 1900 oo dollar-ka maraykanka ah .