Windows 10 dadka adeegsadaa kama faaidaysan doonaan astaantan cusub ee lagusoo kordhiyay windows 11

 Windows 10 dadka adeegsadaa kama faaidaysan doonaan astaantan cusub ee lagusoo kordhiyay windows 11

 


Malmo kahor ayay ahayd markay shirkada Microsoft shaaca ka qaaday iyada oo soo dhigtay barteeda 

rasmiga ah ee ay ku leedahay shabakada internet ka 

 inay bilawday hawlgalinta  farsamo cusub oo ay kusoo biirisay nidaamka cisub ee windows 11, arintan ayaa laxidhiidha astaan ta farashaxanka  eek u cusub , 

in kasta oo anay ahay mid sadex xagal ah(3D) siday balan qaaday shirkadu waqtiyo hore, laakiin nasiib daro adeegsadayaashii hore ee isticmaali jiray windows 10 kama faaidaysan doonaan.

 

 

Waxuu si cad u tibaaxay boga Windowslaest inay umuuqato inay shirkada Microsoft aanay lahayn wax qorshe ah oo laxidhiidha inay soo kordhisato codadka wax cabira ooy kusoo darto nidaamyadeedi hore marka laga reebo kan ugu danbeeyay ee ah windows 11 ,isticmaalayasha noocyadii horena ilaa hada maheli karaan wax cadadkaas ah.

 

Wxaa kaloo ay Microsoft tilmaantay inay rumuustan wax lagu cabiro ee cusubi ay yihiin ku ah nashqada loo yaqaano Fluent  taas u dhaw muqaal shaqsi lana garan karo, labadaan astaamood na waa qaar ka mid ah mabaadida windows 11 .

Waxay xooga saareen kooxdii disaynka  cabirayaasha lahayd iyo maareeyayaashii baraamijyada , iyo khubaradii laymanka jeexayay iyo developer dii hawshan kushaqalaa dhamaantood inay xooga saaraan iday ucurin lahaayeen hab cusub oo ugaar ah . laga bilaabo boodhadhka midabaynta ilaa hnaanka halbeega, wxay asteeyeen farsamayaaqaanadu  qaab lajaanqaadi kara qaybaha kale ee wax cabirka.

Ee loo yaqaano UNICODE . waxaa kaloo uu kaa haqab tirayaa windows 11hada waqti xaadirkan tilmaamo wax  aad ku cabiri kartid/UNICODE  oo hormarsan oo casri ah kuna cusub caalamka Unicode ka adeegsigiisu, kaaso aad u adeegsan karto xidhiidhadaada malinlaha ah taaso siinaysa nafdada farxad gooni ah iyo raynrayn dheeraad ah oo aadan ka heli jirin fariimaha qalalan ee aan wax xarakad ah lahay iyo tilmaamo sawiran.

 

Wxay shirkadu intaas kusii dartay in soo bandhigitaanka tilaamahan wax cabira Unicode ee cusub ay yihiin qayb kamida sambalka windows 11 ee ikhtiyaarka ah laakiin si rasmi ah waxuu usoo bixi doonaa dhamaadka sanada 2021. Hadababa siaad u hesho waxaad gashaa wa hadaad windows 11 soo dajisataye settings> windows update  kadibna waxaad hubisaa inuu jiro wax update ah hadaad hesho apdate garee soo dagso .ama waxaad taabataa shortcut ka ah windows + space siaad u hesho Unicode ka. Wabilaahi tawfiiq.