How can you Restore deleted photos from android

How can you Restore deleted photos from android 

 

Dib usoo celita sawirada laga saary androidka hb aad ufudud aoo adeegsanaya baraamijyoaan kuugu soogudbinayni qormadaan . sawirada kuug ave garaysan moobilkaaga oomasaxmaa waxay kamid taha mushkladaha ugu naxdita bdan esoo waajaha aeegadayaasha aaladaha gacanta ee moblka gaar ahaan maky ihiin sawiro aad usuus u rebtay, kwaas inta badan l hlid gareeyo siaan ula kacahayn iyaoo laga yaabo mararka qaar inaygaantu kaaga dhaco amaba aad raaciso faylal kale ood rabtay inaad a tirto moobilkaaga hlkaas naad ku waydo swiraan muiim ahoo noloshaada micne ayn uu fadhiyay uwas o xanaarsanaa xusus wqtiyo kala duwan oo nalasaada kamda kusoo martay oo anad jeca inaad halmaanto.

 

Cashironline.com
Cashironline.com 

 

Soo celinta sawirada laga delet gareeyay moomilka

 

Waxaa jira barnaamijyo badan oo ka shaqeeya sidii loola soo noqon lahaa sawiraanta laga dhilid gareeyo moobilka . laakiin dhamaantood ma aha kuwa si sax ah usoo restore-gaynaya sawirada wxaa dhacda mararka qaar inaad soo ceshato faylalka markaad inaad furto damacdana ay furmi waayaan, sidaa darted waxaan halkan idinku la wadaagaynaa sida ugu haboon ee aad usoo ceshan lahayd sawiraantaada kaabaxay iyagoo bad qaba iyo baranaamijyada ugu wanaagsan ee aad adeegsan lahay.

 

Barnaamijyada ugu wanaagsan ee restore gareeya sawirada

 

Mrka hore waxaa xusid mudan in faylasha ka baxay moobilka ha ahaadaan kuwo loo saaray si ula kac ah ama ha noqdaan kuwa si qalad ah loo masaxaye aanay ahayn kuwa si kamadanbays ah oga baxay aalada laakiin waa kuwo ku qarsoon meel ka mid ah mobilka oon muuqanin sidaa darteen waxaan awoodna inaan soo ceshano dhamaantood faylashaas inagoo isticmaalayna baraamijyada loogu talagalay hawshaas . wxaana jira horin aplicationo ah oo ku wanaagsan soo ceshashada wixii kaaga dhax luma mobilkaaga.

 

Halkan waxaan xooga ku saarayna barnaamijyada ugu fiican ee u shaqeeya sida ugu saxsan islamarkaana kusoo celinaya sawiradaadii kaalumay ee aad rabtay dib usoo celintooda. Waxay leeyihiin tayo ugaar ah iyo halbeega ugu sax san ee loo adeegsado qaybtan iyaga oo si toos ah ugu soo dajinaya telefoonkaaga sawiraantii oo aan wax isbadal ahi ku dhicin, islamarkaana kamadhan wax haba yaraadee fayras ah amaankooduna uu aad usuganyahay .

 

Barnaamijka Dig Deep

Kan waa xulka barnaamijyada ugu wanaagsan ee aad ubaahantahay inaad aadeegsato markaad u baahatid hawl noocan ah wuxuuna gooni uyahay sawirada oo kaliya marka hadii ay kaa baxaan sawiro kugu qaali ah oo aadan hurayn miciinso barnaamijkan khatarta ah ee loo bogay.

 

Barnaamijka Dr Fone

Waad adeegsan kartaa barnaamijkan markaadoonay inaad soo ceshato sawiraanta kaa baxay in kasta oo u ka gudabalaadhanyahay barnamijka inatan aan kor kusoo xusnay hadana waa mid muhimad gaara leh, barnaamijkan ayaa  ku sheqeeya dhamaan nidaamyada kala gadisan sida iphone-ka ipad-ka android-ka . kaliya waxaa adiga lagaaga baahanyahay inaad galiso telefoonkaaga Mode-ka DFU wuxuuna sitoos ah ubilaabayaa baadhista data-da la delet gareeyay nocay doontahayba .

 

Astaamaha ugaarka ah:

Waad soo ceshan kartaa faylashaada xataa haduu jajabo ama burburo mobeelkaagu .

Markaad lasoo noqoto dhamaan faylashaada waxuu uhabaynayaa siday ukala taariikh horeeyeen.

Sawirada moobilkaaga soo cesho adoo adeegsanaaya Kombiyuutarka

Barnaamijka My jad

Waa barnaamij loogu talagalay dib usoo celinta sawiraanta la dlete gareeyay ee telefoonada gacanta gaar ahaan nidaamka android-ka  waxaa intaa weheliya faylasha fidiyawyada , fariimaha gaagaaban,  phnebook ga ,. Waa application aad u fudud oo lajaan qaadaya dhamaan telefoonda ku hawl gala nidaamka android-ka qaybohooda kala gadisan , waxayna ku qaadanaysaa hawsha restore ka daqiiqado.

Applicationkan ayaa ku qasbaya in lasameeyo root kahor intaan la adeegsanin ka hore .sidoo kale ma ogola in lagu soo celiyo faylasha memory-ga daakhiliga ah ee miibilka.

 

Barnaamijka phone rescue

Wxaan lagula talinayaa in badan oo kamida adeegsadayaasha telefoonada ku shaqeeya nidaamka android inay adeegsadaan barnaamijka markay soo ceshan rabaan sawiradii ka masaxmay telefoonkaaga, waana mid kamida barnaamijyada ugu fiican dhankaas iyadoo uu leeyahay astaamo badan oo u gaar ah oo uu kaga hormaray kuwa dhigiisa ah . sidoo kale wuxuu  awood dheeri ah u leeyahay soo celinta faylasha qaybahooda kala duwan . wxaa intaa dheer fudaydka shaqada iyo ilaalinta waxyaabaha aad gaarka uleedahay ee kuugu jira aaladaada, barnaamijkan maaha mid bilaash ah balse wuxuu kuu ogalaanayaa inaad iibsato mudo kooban islamarkaana aad kusoo ceshato faylashaadii kaalumay, adoo dhiibaya qiimayar oo macquul ah.

 

Qaabka loo adeegasado talaabo talaabo :

Ku Soo dajiso barnaamika Kombiyuutarka nidaamka windowska kadib ku xidhiidhi telefoonka kombiyuutarka adoo adeegsanaya xadhig USB ah kadibna daar barnaamijka.

Dooro nooca faylasha aad rabto inaad soo celiso tusaale ahaan haday yihiin sawiro dooro photo ama image haday yihiin kuwa kalena hadba noocaas uun kudul dhufo.

Kadib marka uu baadho kadooro sawirada aad doonayso adoo kala dooranaya meesha aad rabto inaad ku xafidato kadib markaad soo ceshato.

 

Gaba gabo iyo gunaadka

Waxaan si faahfaaahsan kuugu soo gudbinay maqaalka baraamijyada ugu fiican ee lagu soo ceshado sawirada kaa baxay ama aad si aan ola kac ahayn kaaga masaxmay anagoo kuusoo xulay kuwii ugu tayada badnaa inata la nooca ah.

Wabilaahi tawfiiq….