Nin maydka qabiriyada kalasoobaxa oo lanool





Saxaafada dalka ruushka ayaa li sla dhax marayay dhacdo layaab leh oo ka amakaageen dadka ku nool dalka ruushku , warbaahinta ayaa tilmaantay in nin taariikhyahan ah oo udhashhay dalkaas islamarkaasna daadiisa lagu tilmaamay inay ilaa 50 sano jir ayay gacanta ku dhidhigeen haayadaha amnigu kadib markii guriga uu daganaa laga helay maydka dad badan oo u badnaa hablo yaryar.



Ninkan ayaa laga helay ilaa 26 ruux oo mayd ah kuwaas oo lasheegay inuu kasoo xaday qubuuraha , baadhayaashii faylkan ayaa cadeeyay inaan ninkan lagu fulin karin ciqaab xadhig ah waxayna dhigeen dhakhtar lagu daaweeyo dadka dhimirka wax ka qaba kadib markii uu qirtay inuu kasok xaday qubuurta.


Arinta layaabka leh ayaa ah inuu ninkani qirtay inuu asagu gacantiisa kagala soobaxay qabriyadooda islamarkaana kasoo xaday gurigiisana keenay, si ay ugu wehel yeelaan isla markaana udugsado agjoogooda, waxaa usii layaab badnayd inuu ola macaamili jiray sida iyagoo ah caruurtiisii isla markaana uu sawirada lagali jiray sidoo kale qaadan jiray marka uu daawanayo ciyaaraha sports si wadajir ahna ola daawan jiray filimada lana saama layli jiray