Digniin calaamado sheegaya in WhatsApp-kaaga la jabsaday

 



WhatsApp waa mid ka mid ah apps-da  la isku Waydaarsado fariimaha dagdaga ah ka llogu isticmaal badanyahay. 

Hadaba maadAma uu yahay kan loogu isticcmaalka badanya waxaa lagama maarmaan ah in ay labada dhinac ee fariimahaa iswaydaarsanayaa dareemaan amni iyo inaysan cid kale lawadaagan xogahooda .



Iyadoo arintaas kaduulaysa ayay shirkadu samaysaa dadaalo looga hortagayo jabsadayaasha macluumaadka ee loo yaqaano hackers ,waxaanse god daloolo lagawaayayn farsamo biniaadam sidaa darteed marwalba waxay helaan tuugado wado ufududaysa inay jabsadaan macluumaadka.


Halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa dhawr calaamadood ood ku ogaan karto inay firiimahaaga cidkale kula wadaagayso amabase WhatsApp-kaaga cid usoo dhacday.

Calaamadahan waxaa kamid ah:


●WhatsApp-ka web- hadii aad aragto adeeg kale oo ku dhax jira WhatsApp-kaaga waxaad ogaataa inay cid kale usoo dhacday macluumaadkaaga, maadama ay madasha WhatsApp web tahay mid lagama maarmaan ah iska hubi linked devices. Hadaad calaamadan aragto waxaad awoodaa inaad si dhakhso ah oga baxdo.



●hadii aad ka dareenrto akoonkaaga isbadalo sida sawirkii kuuyaalay oo labado ,fariimaha qaar oo la tiro amba lagu qoro adoo shaqo ku lahayn , iwm.


●culayska aplication-ka oo lagu tiriyo inay calaamad utahay in laguu dhaxraaciyay baraamijyo basaasnimo oo macluumaadkaaga lagula wareegayo.


Sadexdaan calaamadood hadaad kadareento si dagdaga oga hortag .