gabadh xoogeeda laga yabay oo hal gacan ku qaadi karta culays dhan 85 kiilogiraam!!!


 gabadh xoogeeda laga yabay oo hal gacan ku qaadi karta culays dhan 85 kiilogiraam!!!


iimaan xijaab oo qah gabadh u dhalatay dalka masar ayaa horay ugu gulaysatay tartanka  gabadha ugu xooga badan dalalka carbeed ismarkaa haatan u diyaar garoobaysa  tartanka marwada ugu awooda badan dunida kaaso ka dhici doona dalka maraykanka bisha octobar ee sanadkan dabayaaqadiisa.

imaan ayaa samaynaysa diyaar garaw aad ubalaadhan iyada oo samaysa tababaro joogta ah ku waas oo ay ku xoojinaysa xirfadeeda , iimaan xijaab ayaa sheegtay inay inta karaankeeda ah ay ku dadaalayso siday u xoojin lahayd barnaamijkeeda tabarka maalmaha fooda nagu soohaya.


suidoo kale waxay sheegtay inay raacayso hab ugaara kaaso ay usamayso laylisyada , iyadoo qaada culaysyo tankoodu dhaxeetyaan 50 kiilo ilaa 85 kiil iyadoo adeegsanaysa gacan kaliyqa.


iiman ayaa ah macalimad wax kadhigta dugsiga sare  waxayna haysata laba ilmood oo wiilal ah , iiman ayaa bilawday ciyaartan markay dadeedu ahay 20 sano jir .



iimaan ayaa inatay sportigan ku jirtay waxay heeshay bilado farabadan oo ay kasoo hoysay ciraarahan qaaditaaanka culaysyada.,, waxayna kubilawday  kaqaybgalkii horyaal kii 2002 ee dunida iyada oo ku ciyaaraysay magaca xulka dalkeeda masar iyo midowga ciuyaarha ee boliska masar.


sidoo kale waxay tabar siisaa kooxo dhalinyara ah kuwaas oo hibo uleh  iyo sidoo kale dhalinta kasoo badbaaday miqadraadka . iyadoo kadhigtay sboortiga hab lagaga daawayn karo dhalinta caaadooyika xuxu..