Yaabka aduunka

Waa kee xayawaanka ugu wayn aduunka? Intabadan waxaa maskaxdaada usoo dagdagaya xayawaanka loo yqaano dinosaur . laakiin waxaa jira xayaan aad oga wayn xayawaanka loo yaqaano dinosaur-ka waana mid nool tani iyo aal aankan aynu joogno waa boqorka moolka ee laoogu yeedho “nibiriga buluuga ah” kaaso kora ilaa uu ka gaadho 30 mitir oo dherer ah halka uu culayskiisu dhanyahay 15 tan taaso lamid ah culayska 15 bas oo kuwa dugsiga ee waawayn ah cajiib! Wuxuu ubaahanyahay makhluuqa intan leeg dhab ahaantiii wadne aad uwayn , iyada oo lasheegay inu carabkiisa kaligiis culays dhanyahay 4 tan bisinka tasoo lamiisan noqonaysa maruudi wayn!!! Wuxuu leegyahay wadnihiisu gaadhiga mini coppery isga oo lagu qiyaasoy misaanka wadnihiisa ilaa907 kiilo giraam waayaab!! Sidoo kale xididadiisa waxaa si toos ah u dha mari kara qof dad ah isaga oo taagan kabasiidaran. Garaaca wadnihiisa ayaa laga maqlaa masaafa dhan 3 kiloo mitir meel u jirta. Subxaan alaah. Waagii hore boqortooyadii faaris waxay ahaayee markay arin gorfaynayaan waxay falanqayn jireen laba goor kol iyaga oo sakhraansan marna iyaga oo caadi ah ,sababtoo ah waxay aaminsanaayeen kan sakhraanka laftiisu inuu xanbaarsanyahay afkaar dheeraad ah. Kabahan cawlan eed aragtaa waxaa samaysay shirkada human lather ee laga leeyahay dalka ingiriiska qiimahooduna kama yara 27,000 oo dolar sababtoo ah waxaa laga sameeyay haraga dadka! Shirkadu waxay dadka ka iibsataa haragooda iyaga oo nool kadibna marka uu dhinto ayay kala baxadaa kadib markay kala saxeexdaan qofka iypo shirkadu kadibna marka uu dhinto ayaa loo geeyaa dhakhaatiir si ay oga saaraan haraga , maydana waxaa loo celinayaa aheladiisii!!! Subxaan alaah!! Makhluuqan wuxuu kunoolyahay bada gunteeda waxana looyaqaa xidiga badka le wuxuu leeyahay wuxuu leeyahay lugo badan oo ka bilawda 5 ila 200 oo lugood qaarna wuxuu u isticmaala inuu ku quuto. Subxaan allaah!!