فوائد سورة الفاتحة xogwaran plus Faa'dooyin waawayn oo ku jira suurada faataxada,

 


Faa'dooyin waawayn oo ku jira suurada faataxada, 




Gaa'diyoonka suurada al xamdu ama al faatixa wsy fara badanyihiin, maxaa yeelay waasuurada eebe uu ku bilawday kitaabkiisa, waa furaha ducada iyo kayd wayn oo khayr ah. Waa waafoya, waa kaafiya, waa shaafiya, waa munaajaat, waa nuur, waa shukri, waa subcultura mathaani, waa umul quraan, waana suurada kaliya ee laba jeer kusoo dagtay xabiibka scw. Suuradan ayaa leh barakaat tiro badan kuwaas oo hadaan ogaan lahayn aynaan ka daaleen hadh oyo habeen akhriskeeda, waana sababta maqaalkan nagual xanbaartay. Waa suurad lagu furfutay kitaabka alle  aayaad ay ka koobantahay waa 7 aayadood, waxaana si roos ah igu xigta suurada quraanka ugu dheer ee al baqara.

Wuxuubimaam qurdubibku sheegay tafsiirkiisa: in suurada al fatixa tahay suurada kaliya ee laba for ku soo dagtay xabiibka.


Faaidooyinka suuratul faatixa


  • Ruuxa akhriya alle wuxuubsiiya ajarka qof quraanka oo dhan akhriyay.

  • Waxuu alle kaga xijaaba qofka akhriya dhamaan balaayooyinka iyo cudurrada.

(وقال رسول الله ﷺ فاتحة الكتاب وآية الكرسي لا يقرأها عبد في داره فتصيبهم في ذلك اليوم عين انس ولا جن.)wuxuu ydhii suubanuhu scw: qof kuma ma akhriyo faataxada iyo aayatul kursiga gurigiisa , haduuse ku akhriyo mataabato maalinkaas isaga ah il insi iyo mid jinni toon.

  • Hadii uu xanuun soo waajaho jasadkaaga ku dadaal inaad isku akhrido faataxada.

  • Ruuxa salada walba marka uu tulado gadaasheeda akhriya faataxaa 100 jeer muraad walba oo uu leeyahay wuxuu ku helaa ilbiriqsi.

  • Hadaad rabto waxaad u akhriyi kartaa habka: salaada subax kabacdi 30 jeer ayaad akhrin, salaada duhu ka bacdina 25 ayaad akhriyi, salaada casar kabacdina waxaad akhriyi 20 goor, salaada Madrid ka bacdina waxaad akhriyi 15 goor, salaada cishaahana waxaad akhriyi 10 jeer dabadeed sidaas ayaad ku dhamaystirtay 100 jeer maalinkii.

  • Ruuxa joogteeya inuuvakhriyo suuratul faatixa maalin walba cadadka xurufteedu ka koobantahay oo ah 125 jeer wuxuu si dagdaga u helaa baahidiisa oo dhan idamka alle.

  • Ruuxa akhrista markuudhinaca dhulka dhigo ee uu uqalab qaato seexashada isagoo raacinaya qulhuwlaha, qulacuudu birabinaas, qulacuudu brasileño falaq sadex sedex jeer, wax walba uu kanabad galaa geeri kasakoow bidni laah.

  • Ruuxii murada leh ha akhriyo faataxada 40 jeer marka uu maqribka kabaxo islamarkaana yaanuu ka kici buuskaas uu fadhiyo inta uu kadhamaynayo, marka uudhamaystiro 40 faataxana ha aqristo ducadan:((إلهي علمك كاف عن السؤال اكفني بحق الفاتحة سؤلا وكرمك كاف عن المقال أكرمني بحق الفاتحة مقالا وحصل ما في ضميري)

  • Ruuxa isaga o waysa qaba aqrista faataxada 7 maalmood maalinkasta 70 jeer ku celiya, kadibna kutufa biyo daahira islamarkaana caba wuu alle ku arsaaqaa cilmi iyo xikmad, qalbigiisana wuxuu kamaydha afkaarta xun iyo murugada, wuxuu noqdaa qof fahma badan oo aan ilaabin waxa uu maqlo.