Kani waa wiil dhalinyaro ah oo la yiraahdo ” David Kim ‟ oo u dhashay Kuuriyada Koofureed

 

Kani waa wiil dhalinyaro ah oo la yiraahdo ” David Kim ‟ oo u dhashay Kuuriyada Koofureed


waana nin caan ah oo YouTueer 
Ah, kaasoo ku dhawaaqay Islaamkiisa muddo yar ka hor, booqashadiisa Makka, maanta ayuu joornaal, ku qoray: ,,Waxaan ahay qofka ugu nasiibka badan maxaa yeelay Ilaaha Qaadirka ah ayaa i doortay oo Ilaah wuxuu ii keenay Makka, waxaan had iyo jeer isku dayay inaan jawaabo helo, maxaan u dhalanay maxaase ugu noolahay? xaggee baan u soconnaa? Oo waxaan ogaaday in uu jiro qof aniga ila jooga oo isku dayaya inuu igu hoggaamiyo jidka saxda ah, oo waxaan ogaaday in Ilaah jiro, Islaamku wuxuu ka jawaabay su’aalahayga oo dhan, sababta abuurkayga iyo sababta noloshayda iyo ugu dambeyntii meesha aan u socday، Nasiib ayaan ku leeyahay in Ilaah i doortay, wali waxaan sameeyaa khaladaad, laakiin waxaan ahay Muslim, waxaan aaminsanahay inaan waligey is beddelin, Ilaah raalli ka ah, ilaah ma jiro Ilaahay maahane Muxammad waa Rasuulkii Ilaah, Ilaahay naxarois iyo nabad galiyo korkiisa ha ahaatee''