Qaar kamida Sunnada laga tagay
1 - kusocodka caga cadaan
2 - wax kucunida seddex farood
3 - in gacanta lamariyo gogosha hurdada
4 - Salaadda toobad keena, laba laba rakcadood ka dib dambiga
5 - Daboolista weelka habeenkii
6 - cadayga
7- idan waydiisiga guryaha intaan lagalin 3dex goor.
8- Laba rakcadood oo salaad ah markii aad ka baxayso guriga iyo markaad soo gasho.
9 - edaanka kadaba kadaba qaadashada
10 - salaanta carruurta
11 - inaad salaanto qofkaad garato iyo kaanad garanba
12 - in candhuufta dhanka bidix loo tufo marka salaada lagu jiro.
13- waysada marka lasii seexanaayo.
14 - u dhoola cadaynta muslimiinta
15- salaaru duxada
16 - inaan cuntada waxba lagasheegin.
17 - ducada ka dib eedaanka.
18 - akhrisashada qulhuwalaha, iyo labada qul acuudu seexadka ka hor.
19 - waysada maydhiga kahor.
20 - ducada xodhashada maro cusub.
21 - ducada la akhristu marka diigu ciyo, iyo shaydaanka oo la iska naaro marka dameer ciyo. 22 - salaad walba gadaasheed inbla akhriyo aayatul krsiga.
23- qofka hidhisa, markuu alxamdulillah dhaho, inaad tidhaa "yarxamaka laah".
24- in la ilaaliyo sunada raatubka ah.
25 - salaatu witruda
26 - taxiyatul masjidka.
Ilaahay dhamaanteenba ha ina waafajiyo barakada ku jirtana ha ina siiyo iyo wanaagga.