Tirsiga bilaha iyo maalmaha afka soomaaliga
In kastoo ay jiraan tirsiyadan afka soomaaliga u gaarka ah siday sheegayaan khubarada ku shuqulka leh arimahan, hadana aqoon saasa umalaha balshada soomaaliyeed ee maanta nool. Magacyadan bilaha iyo maalmaha todobaadka lagu suntay ayaan ahayn kuwa isku mid laga yahay islamarkaana guud ahaan bulshada soomaaliyeedna isku wax u taqaano. Waxaa lasoo guuriyaa tirsiyo magac ahaan kala duwan laakiin taariikh ahaan isku xili ah. Hadaba maxay yihiin tirsi sanadeedka soomaaliyaysan?
Maqaalkaan waxaan ku soo gudbin doonaa dhawr tirsi oo kala duwan oo dhamaanrood soomaali ah, anagoon faahfaahin kale kusii darayn.
Tirsiga maalmaha
Maalmaha uu ka koobanyahay todobaadku ayaa iyana leh magacyo u gaar ah oo af soomaaliga loogu yeedho, islamarkaana a6 bixisay soomaalidu. Inakasta oo ay ku kala duwan yihiin magac bixinta tirsiyada aan helayno, hadana waa kuwo dhamaantood tilmaamaya usbuuca maalmihiisa. Hadaba waxaan soo bandhigaynaa haddi alle idmo dhawr ayan tirsi oo kal duwan, anagoo ayaan walba oo afsoomali ah raacinayna ayaanta ay kaga aadantahay ayaamaha carabiga.
Tirsi maalmeedka 1aad
Tirsi maalmeedka 2aad
Tirsi maalmeedka 3aad
Magacyada bilaha ee soomaaliga
Waxaa aan soo guurinaynaa dhawr tirsi magac oo lasheegay inay asal ahaan soomaalidu biisay.