Waxaa la waydiiyay imamu Shafici: Ninku ma la murmi karaa waalidkiis ???

 

Waxaa la waydiiyay imamu Shafici: Ninku ma la murmi karaa waalidkiis ???


Wuxuu yidhi: 

Caalimkii Ma aha xataa kabahooda inuu la murmo.


Mid kale ayaa yiri: Cadeynta doodaha ka dhanka ah waalidiintaada waa caaqnimo xitaa haddii aad saxantahay.


Waxay xaq u leeyihiin waalidiintu: In la sameeyo wax kasta oo ay ku faraxsan yihiin iyagoon ku weydiin.

 

Fiiro gaar ah



Iska ilaali inaad ilaaliso dareenka dadyawga kale islamarkaana aadan ka welwelin dareenka waalidiintaada


Waxaa musiiba ah inay 

Sheekadaada dadka aad la joogtid ay ka qurux badnaato sheekada aad la wadaagto waalidiintaada.


Goormaad la odhan karaa waad mudakartay?

 

Waxaa la odhan karaa waad mudakartay, Markaad bilowdo inaad u baqdo waalidiintaada

In ka badan baqdinta iyo cabsidaada aad ka qabto iyaga.


Agoontu waa Laba nooc oo kala ah :


Mid waayay waalidkiis isagooda 'yar. 


Midna Wuxuu waayey waalidkiis Isagoo weyn. Kan danbe waa ka sii daran yahay waana ka lumiyay raali galintooda.


Waxaan kugula talinayaa,

Inaad ilaaliso waalidiintaada, waxaa laga yaabaa in maalin ay timaado aad indhahaaga laabto si aad u xasuusato astaamahooda

Waxay kaa dhigeen amiirro markii aad yaraa

Adna ka dhig boqorro markay gaboobaan.

Xuquuq badan ayaa adag in la guto.


Allahayoow, i cafi aniga iyo aabbahay, iyo hooyaday iyo musimka oo idil, maalinta xisaabinta la qabanayo

Allahayow, u naxariiso iyaga, siday aniga oo yar isoo barbaariyeen.