Digniin culus .. dagdag oga saar moobilkaaga apps .. google ayaa shaacisay apps halis ah

 

Digniin culus .. dagdag oga saar moobilkaaga apps .. google ayaa shaacisay apps halis ah.


Waxaa looga digayaa dadka isticmaala moobilada ku sheqeeya nidaamka Android-ka baraamijyo halis ku ah moobiladooda, google ayaa soo saartay liis dheer oo ay ku taxan yihiin magacyada baraamijyada la sheegay inay dhibaato ugaysanayaan telefanada.


Baraamijyadan ayaa laga soo dagsadaa dukaanka appstore ka, waana in aad ka saartaa moobilkaaga waliba sidhakhso leh oga taqalustaa.


Shirkada baraamijyada ilaalinta ee MCAfee ayaa shaacisay war bixin kusaabsan baraamijyada qaar kuwaas oo ay ogaadeen hawl wadeenada ka hawl gala 

Shirkadu, waxayna digniin caalami ah u direen aduunka. 

Qaar ka mid ah hawl wadeenada McAfee ayaa shaaciyay ilaa 60 application oo khatar ku ah amniga macluumaadkaaga hadaad tahay dadka adeegsada telefanada ku sheqeeya nidaamka Android-ka.

Google ayaa ka digtay halista baraamijyadan

Shirkadda google oo ah milkiilaha nidaamka Android-ka ayaa iyana dhankeeda qaaday talabo ka dhan baraamijyadaas, iyada oo ku cadaysay bayaan ay soo saartay in ay fariin u dirtay developer kii sameeyay baraamijyadaas, iyada oo ogaysiisay waa say hadalka udhigtaye inay baraamijyadani ka hor imaanayaan siyaasada google , waxayna intaas ku dartay warbixintu inay badhkood ka saartay appstore ka.


Dagdag oga saar moobilkaaga 


Hadaba waa kuwan baraamijyada ay ka digtay MCAfee hoos ku xusan:


  • SwipeBrickBreaker
  •  mop
  •  newpiki
  •  compass
  •  imiapp
  •  BounceBrickBreaker
  •  InfiniteSlice
  •  somnote
  •  GoodTVBible
  •  howuse
  •  audiorecorder
  •  catmera
  •  simple_air
  •  LevelUpSnakeBall
  •  playgeto
  •  memorymemo
  •  pb.stream
  •  fanciticon
  •  aog.loader
  •  SwipeBrickBreaker2
  •  safehome
  •  chuncheon
  •  fantaholic
  •  bestcare
  •  ninegames.solitaire
  •  newsafe
  •  cashnote
  •  dataone
  •  eyesting
  •  tingsearch
  •  krieshachu
  •  yeonhagoogokka