Fadliga wayn ee malinka jimcaha

 

Fadliga wayn ee malinka jimcaha


Waa malin todobaadkii ay muslimiintu wayneeyaan oo ay cibaadada wadar ahaan ugu dareeraan, kana nastaan dhamaan hawlohoodii aduun ee ay hayeen. Waa maalin aad u wayn, malaaig ayaa diiwaan galisa qof walba oo soo xaadira salaada ka hor masaajidada. Waxaa ku jirta saacad aan ducada la soo celin oo saacatu ijaaba ah. 

Yoomkan fadliga iyo khayraadka badan waxaa ku soo arooray adillo kala duwan oo kamida quraanka kariimka ah iyo axaadiista Rasuulku (slalaahu calayhi wasalam)

Waxaa kamida adiladaas kuwa kan:-

وروى مسلم في صحيحه من حديث

 أبي هريرة رضي الله عنه: أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: "خَيْرُ يَوْمٍ طَلَعَتْ عَلَيْهِ الشَّمْسُ يَوْمُ الْجُمُعَةِ، فِيهِ خُلِقَ آدَمُ، وَفِيهِ أُدْخِلَ الْجَنَّةَ، وَفِيهِ أُخْرِجَ مِنْهَا

Abii hurera Rc wuxu yiri nabiga scw wuxu yiri:( maalin qoraxi soo baxdo waxa ugu kheer badan maalinta jumcada, waa maalintii Nabi Aadam cs la abuuray, waa maalintii janada lageliyay Nabi Adam cs, waa maalintii laga soo saaray janada.)


 

روى مسلم في صحيحه من حديث أبي هريرة وحذيفة رضي الله عنهما قالا: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : "أَضَلَّ اللهُ عَنِ الْجُمُعَةِ مَنْ كَانَ قَبْلَنَا، فَكَانَ لِلْيَهُودِ يَوْمُ السَّبْتِ، وَكَانَ لِلنَّصَارَى يَوْمُ الأَحَدِ، فَجَاءَ اللهُ بِنَا، فَهَدَانَا اللهُ لِيَوْمِ الْجُمُعَةِ، فَجَعَلَ الْجُمُعَةَ وَالسَّبْتَ وَالأَحَدَ، وَكَذَلِكَ هُمْ تَبَعٌ لَنَا يَوْمَ الْقِيَامَةِ، نَحْنُ الآخِرُونَ مِنْ أَهْلِ الدُّنْيَا، وَالأَوَّلُونَ يَوْمَ الْقِيَامَةِ، المَقْضِيُّ لهُمْ قَبْلَ الْخَلاَئِقِ

Xadiiska Labaas: Abii hureyra iyo xudeyfa Labadoodaba Allah karali noqdee waxay dhaheen: Nabiga scw wuxu yiri:( Allah ayaa ka lumiyay dadkii hore malinka jumcada, yahuuda waxay laheyd maalinta sabtida, Nasaarana waxay laheyd maalinta axada, Allah ayaa noo keenay oo nagu hanuuniyay anagane maalin jumca, Allah wuxu ka yelay jumca kuwa kahoreyo yahuuda iyo Nasaaro, jumca uhoreyso malmaha kadib sabti Axad marka way naga danbeeyaan yahuuda iyo nasaarada, sidaas oo kale maalinta qiyaane anaga ayey nasoo daba raacayaan, anaga ayaa ugu danbeeyno dadka Aduunyada, anagaana ugu horeeyno Aaqiro xukumida khalqiga.


روى البخاري ومسلم في صحيحيهما من حديث أبي هريرة رضي الله عنه: أن النبي صلى الله عليه وسلم قال: "إِنَّ فِي الْجُمُعَةِ لَسَاعَةً لاَ يُوَافِقُهَا مُسْلِمٌ قَائِمٌ يُصَلِّي يَسْأَلُ اللهَ خَيْرًا إِلاَّ أَعْطَاهُ إِيَّاهُ، وَقَالَ بِيَدِهِ يُقَلِّلُهَا، يُزَهِّدُهَا.


Bukhaari iyo muslim  saxiixooda waxay kuso sareen xaxiis Abii hureyra Rc nabiga scwkawariyay inuu dhahay:( maalinka jumcada dhexdeeda waxa ahaaday saacad mawaafaqo saacadaas qof muslim ah dukanaayo Allahna weeydiisanaayo kheer illaa waa uu siiyaa.



Aadaabta jumcaha:

1: in labadiyo Salliga Nabiga scw

2: in lasoo qubeeysto

3:wax carfaa in lasoo marsado

4: in la aqriyo suuratul kahfi