Sideen u jeclaan waayay turkida isagoo ka dhashay.....?
Waan jeclahay kurdida sababtoo ah waxaa ka dhashay...
sidee baan u jeclaan waynaa Kurdida, isagoo ka dhashay Salahuddin al ayuubi oo xoreeyay masjidul aqsa.
sidee baan u jeclaan waynaa Turkida.. waxaaba ka dhashay Muxammad Al-Fatix oo ahaa suldaankii furtay turkiga.
sidee baan u jeclaan waynaa xabashida, waxaaba ka dhashay Bilal bin Rabah, oo ahaa muadinkii rasuulka.
Sidee baan u jeclaan waynaa barbarka.. Iyaga oo uu ka dhashay Tariq bin Ziyad, oo ahaa hogaaminaya hii furtay yurub.
Sideen u jeclaan lahayn Caucasians ... Kuwaasna waxaa ka mid ah Shamil Al-Dagasani .
sidee baan u jeclaan waynaa Hindida.. Kuwaas waxaaba ka dhashay Zakir Nike iyo Muxamed Iqba .
sidee baan u jeclaan lahayn waynaa cajamka.. Oo ay ku jiraan Bukhari iyo Muslim.
sidee baan u jeclaan waynaa Carab.. waxaaba ka dhashY sayidkeenna Muxammad, naxariisiyonabadgaliyokorkiisahaahaatee, Abu Bakr, Cumar, Cuthman iyo Cali.
sidee baan u jeclaan waynay Diinta islaamka, oo inaga dhaxaysa iyo dhammaantood, inay naga wareejiso xiriir kasta ilaa aan ka noqono hal ummad.