Dhaqanka shaqsiga muslimka ah

 


Dhaqanka shaqsiga muslimka ah


Kuwani waa hab dhaqanka iyo asluubta haboon, ee uh leeyahay qof muslim ah. Waxaana lagu xusay quraanka akariimka ah.


و لا تعتدوا.

Ha xadgudbina


و لا تعثوا في الأرض مفسدين.

Haku xadgudbina dhulka dushiisa idinkoo fasahaadinaya


و لا تلبسوا الحق بالباطل

Ha huwanina xaqqa baadilka


و لا تقف ما ليس لك به علم

Ha dul istaagin oo haka hadlin waxaanaad cilmi ulahayn.


و لا تصعر خدك للناس

Haka jeedin dadka wajigaaga adigoo is kibrinaya.


و اخفض جناحك للمؤمنين.

U dul dhig dhinacaaga dadka mu,miniinta ah


و اغضض من صوتك

Codkaaga hoos udhig

udhig



و اقصد في مشيك.

isdul dhig ka yeel socodkaaga


و اعرض عن الجاهلين.

Ka jeedso dadka jaahiliinta ah.


خذ العفو و أمر بالعرف.

Qaado cafwiga dadkana far wanaaga


ادفع بالتي هي أحسن.

Isku difaac midba kay ka wanaagsantahay


ادع إلى سبيل ربك بالحكمة

Ugu yeedh dadka jidka rabbigaa si xikmadi ku jirto


لا تبطلوا صدقاتكم بالمن و الأذى

Haku burin sadaqadaada manno sheegad iyo dhibaateeyn


و لا تأكلوا أموالكم بينكم بالباطل

Xoolihiina dhexdeeda haku kala cunina si baadila


و لا تنابزوا بالألقاب.

Ha iskugu yeedhina naaneeysaha xun xun.


و لا يسخر قوم من قوم

Qoom yay qoom kale xaqirin


و لا يغتب بعضكم بعضا

Badhba badhka kale yuu xanan.


و لا تجسسوا.

Ha is jaasuusina.


إجتنبوا كثيرا من الظن

Ka dheerada in badan oo malaha ka mida


ادخلوا في السلم كافة

gala Islaamnimada sida aad u dhantiin


و إذا حييتم بتحية فحيوا بأحسن منها

Hadiii isa salaamaysaan salaan isku salaama mid kasii wanaagsan ta lagugu salaamay.


و بالوالدين إحسانا و ذي القربى و اليتامى

Labada waalidna u ixsaan sameeya iyo jaarka dhawo iyo agoonka.


و أطعموا البائس الفقير

Quudiya ka basaaseeysan ee baahan


و لا تتبدلوا الخبيث بالطيب

Haku badalin wanaaga xumaan


و آتوا اليتامى أموالهم

Siiya agoonta xoolahooda


أنفقوا مما رزقناكم

Wax ka bixiya waxa aanu idinku arsaaqno


و قولوا قولا سديدا

Dhaha hadal toosan


و لا تعاونوا على الإثم و العدوان

Ha isku kaalmeeysanina danbiga iyo xadgudubta.


و تعاونوا على البر و التقوى

isu kaalmeeysta wanaaga alle kacabsiga


و احفظوا أيمانكم

xifdiya iimaankiina


و أوفوا بعهد الله إذا عاهدتم

Oofiya cahdiga ilaahay marka uu idinla ballamo.


و أوفوا الكيل إذا كلتم

Oofiya halbeega markaad miisaysaan


و زنوا بالقسطاس المستقيم

Ku miisaama miisaanka cadaaladda.


كونوا قوامين بالقسط

Noqda kuwo cadaaladda ku taagan


اعدلوا

Cadaalad sameeya.



References 

𝐊𝐨𝐛𝐜𝐢𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧𝐭𝐚𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐡𝐚𝐧𝐧𝐞𝐥 - https://t.me/KobciAqoontaada3