25 nabi ee qofwalba inuu barto laga rabo.

 

25 Nabi oo ay waajibka tahay in aad xifdiso 



1. adam (cs)

2. idriis (cs)

3. nuux(cs)

4.huud(cs)

5.saalax(cs)

6.ibraahim (cs)

7.ismaaciil(cs)

8.isxaaq(cs)

9.luud (cs)

10.yacquub(cs)

11.yuusuf (cs)

12.shucayb(cs)

13.ayuub (cs)

14.muuse (cs)

15.haaruun(cs)

16.dulkafiil(cs)

17.daauud(cs)

18.sulaymaan(cs)

19.ilyaas (cs)

20.yaasac(cs)

21.yuunis(cs)

22.sekeriye (cs)

23.yaxye (cs)

24.ciise (cs)

25.maxamed( scw)

... waa siday usoo kala horeeyeen