Faaiidooyinka habeenka laylatul qadri uugaar layahay 7ba kamida waasidan


Faaiidooyinka habeenka laylatul qadri uugaar layahay 7ba kamida waasidan 

1habeenkaas malaaiktaa soodagaysa iyadoo malakul jibriil hogaaminayo 


2waahabeenkii quraanku soodagay waanataugu wayn 


3habeenkaas waa nabdgalyo ilaa waabariga سلام هي مطلع الفجر 


4habeenkani wuxuu kakhayr badanyahay kunbilood oo udhiganta 83sanadood iyo dhawr bilood ليلة القدر خير من الف شهر 


5 sanadka danbe waxalasamayn doono ayaa lasiiqoraa فيها يفرق كل أمر حكيم


6 danbigaa ladhaafaa wakii suubanuhu lahaa من قام ليلة القدر إيمانا واحتسابا غفر له ماتقدم  من دنبه


7 ducadaa la aqbalaa caaisha sawjadii nabigeena nnkh waxaytiri kutiri rasuulka hadii la ituso habeenkaas maxaanku ducaystaa wuxuu kuyidhi nabigu waxatiraahdaa ducadansoo socota 

اللهم إنك عفو كريم تحب العفو فاعف عني

Ilaahow nawaafaji habeenkaas qiimigabadan