Saliga nabiga (scw) in la badityo


Ahamiyada saliga nabigeena suuban NNKH

Qofka shayga uu jecel yahay waxa lagu garta had iyo jeer wuxuu badiyaa sheeg sheegiisa "

من أحب شيء أكثر ذكره


Sidaa darteed ayaa ubadinaynaa sheeg sheega xabiibkeena muxamad NNKH, bishana waxay khaas latahay"bilaha kalana ladheer tahay ''waxa uu allah swc caalamka uu keenay "axadkii 'ugu fadliga karaamada iyo sharafta badnaa makhluuqiisa odhan

'sidaa darteed waxaa hubaal ah"qofkasta o mu'min inuu jecel yahay 'Rasuulkiisa ''sababtoo ah wuxuu aamin sanyahay qofkaasi'inayna sax noqonaynba ' mu'minimadiisa 'iyo islaamnimadiisuba

hadii laga waayo jeceylka Rasuulkiisa '


intaa kadib "walaalaha muslimiinta dunida 'meelkastood joogtaanba marka hore'waan idin salaamay 'salaanta 'ismaamka ayaana idinku salaamay

السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ومغفرته ورضوانه أينما كنتم وحيثما حللتم "


'salaan kadib marka xiga waa in aan oganaa inay inagu wada filan tahay dhamaanteenba insynu wada jecelnahy xabiibkeena muxamad NNKH .


Sidaa darteedna waxaa laga yabaa kaliya inaan kukala aragti duwanahay un'tacbiitka'ama qaabka'aan u cabirayno' maxabada aan uqabno''Rasuulkeena SCw  qawl ahaan "ficil ahaan"wakhti ahaan & goob ahaanba .

Taasina ma'aha 'keeni karta in aan isku qabano 'ama 'qasabno"


Markaa waxa inoo wada muhiim ah o ina wada faran in aan wada barano siiradiisa akhlaaq ahaan iyo abuur ahaanba on sidoo kalana wada badino saligiisa'& 'xuskiisaba 'sanad kasta 'bil kasta 'todobaad kasta'maalinkasta 'saacad kasta '& daqiiqad kastaba '


اللهم صل على محمد وال محمد كما صليت على ابراهيم وال ابراهيم أنك حميد مجيد 

اللهم بارك على محمد وال محمد كما باركت على ابراهيم وال ابراهيم أنك حميد مجيد