waxaa fooda nagu soo haya laba arin oo waaweyn?

 الدعاء  


((وَقَالَ ‌رَبُّكُمُ ٱدۡعُونِيٓ أَسۡتَجِبۡ لَكُمۡۚ ))

اللهم ولي علينا خيارنا ولا تولي علينا شرارنا 

waxaa fooda nagu soo haya laba arin oo waaweyn?


Anaga oo ka faaidaysanayna dhowrka maalmood ee nooga dhiman bisha barakaysan ee ramadaan…..

waxaa fooda nagu soo haya laba arin oo waawayn.

muslimka dhamaantii khayr uleh haday sida wanaagsan u dhacaan alle  ayaa garan sida wanaagsane….

waxaa soo socda doorashada labada waden ee TURKIGA iyo PAKISTAN oo ah labada wadan ee ugu awooda roon wadamada muslimka, kuwaas oo dhacaya isla sanadan gudaheega….. 

walalkayga/walashayda muslimka ahow:-  aan ugu ducayno labaadaan wadan in uu alle noogu dhiibo xilkooda kuwii noogu khayr roon hafudaydsan walaal maslaxada muslimiinta waxaad awoodaa in aad uducayso,,

Allaha hanoo nabadeeyo somaliya, falstin, sudan iyo dhamaan wadamada muslimka ah,

Waa xasuusin oo kaliya.

halmar uun ugu ducee muslmika sida u wanaagsan.

SIINA FAAFI



الدعاء  

((وَقَالَ ‌رَبُّكُمُ ٱدۡعُونِيٓ أَسۡتَجِبۡ لَكُمۡۚ ))

اللهم ولي علينا خيارنا ولا تولي علينا شرارنا  

لا تستهلنّ اخي المسلم لمصلحة المسلمين على الأقل يمكنك الدعاء لهم.

يقبل علينا قضيتين رئيسيتين

……………………………………

لنستفيد مما  بقي من أيام رمضان….

نحن نواجه قضيتين رئيسيتين، التين خير لجميع المسلمين ان وفقنا الله خيرهما هو يعرف ما هو خير لنا……..

هناك انتخابات مقبلة ستجرى في نفس هذا العام في تركيا وباكستان ، وهما أقوى دولتين في الدول الإسلامية ، .. إخواني / أخواتي المسلمين: لندع الله ان يولي علينا خيارنا ولا يولي علينا شرارنا…

لا تستهلنّ اخي المسلم لمصلحة المسلمين على الأقل يمكنك الدعاء لهم.

أصلح الله شأن الصومال وفلسطين والسودان وجميع المسلمين امين.

للتذكرة فقط.

                                  انشر المقطع