5 talo oo ku anfacaya noloshaada oo dhan


 5 -Talo oo ku anfacaya noloshaada .....

1. Ogow waxa adiga kugu khuseeya, shakhsi ahaan - waxa aad u taagan tahay, iyo waxa qiimahaagu yahay.

3. Go'aanso inaadan u noolaan sidii  aad dadkoo dhan ka farxiyi laheed   kaliya aqooso waxa ay tahay in aadsamyso .

4. La soco dadka isku kalsoon, garanaya waxay aaminsan yihiin, iyo waxay nolosha ka rabaan. Waxaad ogaan doontaa in isku-kalsoonidooda ay sidoo kale siyaadi doonto

5. Isku day inaad ka shaqeyso sidii aad karti dheeraad ah ugu yeelan lahayd xirfadaha iyo meelaha muhiimka kuu ah. Taasi waxay si dabiici ah kor ugu qaadi doontaa kalsoonidaada, waxayna horumarin doontaa muuqaal nafeed oo xoog leh oo togan.

6. Safar, oo waqti la qaado dad kala duwan. Taasi waxay ku tusi doontaa sida ay u kala aragti duwan yihiin. Ma jirto hal qaab oo aad utaaag naan karto - markaa raadso, wado cusub