Baro nabigeena NNKH macluumad oo kooban


Baro nabigeena NNKH macluumad oo kooban

Wuxuu kudhashay magaalada makatul mukarama 'wuxuuna kuwafaaday magaalada madiinatul munawara '40  markuu gaadhay cimrigiisu 'ayaa loodiray 'si uu uga bad badiyo umadiisa "halaag aduuniyo mid aakhiraba '

Wuxuuna ahaa 'raxmad 'losoo diray mudiisa sida uu inoo sheegay isaga o yidhi 'anigu waxaan ahay raxmad loo soo hadiyeeyay 'umada '


Waxay ahaayeen xaasaskiisu '11" wuxuuse ifka kaga wafaaday '9'kamid ah 'sidoo kale waxay ahaayeen caruurtiisu '7 afar gabdhood iyo sadex wiil "


Wuxuu usoo hijriooday madiina 'isaga o 53sano jir ah 'madiinana wuxuu kunolaa 'dacwadana uu ka waday mudo 10sano ah'isku gayn wuxuu'wafaaday isaga 'o 63sano jir ah


Wuxuu ahaa qofka 'ugu wanaagsan dabeecad ahaan 'ugu qurux badan abuur ahaan 'uguna deeqsisanaa dadka 'dabayshana  uga deg deg badnaa khayr falidiisa


 'wuxu ahaa mid iska cafiya qofka kusoo xad gudba xaqiisa 'lkn wuxuu ahaa mid jawaabta ugu adag kabixiya marka lagusoo xad gudbo alle xuquuqdiisa  'wuxu ku qawli'adimi'jiray xaqa'xataa hadii uu kaqadhaadh yahay dacarta 'wuxu ahaa shaqsiga ugu dulqaad badan dadka '


Axadka ama shaqsiga aan kahadlayaa 'waa shaqsigii uu allah kadhex doortay 'basharka o dhan 'waa qofkii ugu fadliga karaamada'sharafta & sumcada badnaa caalamka 'waa ugu saamayta badnaa dunida aan joogno '

Waa Rasuulkeenii 'suubanaheenii udgoonaa 'naxariis iyo nabad galyaba korkiisa ha ahaatee '




Aan badino saligiisa 'scw Madaama aan ku guda jiro ayaamihii dhalashadiisa "

صلي الله عليه واله وسلم ♥️

صلي الله عليه واله وسلم ♥️