Maxaa iigu wacan qalbi ingeyga?


Maxaa iigu wacan qalbi ingeyga?


Maxaan qalbigayga uga dareemaa qallafsanaan؟


1- wuxuu dayacaa salaadaha faralka ah, mana ilaaliyo salaadda jameecada. 


2. Way ku adag tahay inuu wax ka tukato salaadaha marka laga reebo dhawr maalmood oo sanadka ah. 


3. Ma xafidin adkaarta iyo xirsi-xidhka habeenka iyo maalinta, inuu ka badiyona haba sheegin.


4- Inta badan wuxuu daawdaa waxa Eebbe mamnuucay, waxaa ku badan xanta dadka, iyo fudaydsiga toobad keenka, iyo macsida kale.


5.Markii ugu dambaysay ee uu akhriyo Quraanka kariimka ah waxa ay ahayd 19 (sagaal iyo labaatankii) Ramadaan, ka dibna dhawr daqiiqadood oo kaliya halka uu ku fooganyahay sagaashankaba baraha bulshada.

 

6- Wuxuu la socdaa dhammaan arrimaha fikir isweydaarsiga, siyaasadda, tikniyoolajiyadda iyo Dhaqanka, fanka, suugaanta, dhaqaalaha.

Mana dhaafo hal war oo ku saabsan hawlahaas.


Dabadeed wuxuu ku waydiinayaa: 


Maxaan qalbigayga uga dareemaa qallafsanaan?


Maxaan u dareemi waayay cabsi dabiyada markaan ku dhaco? 


Maxaan ugu dhacayaa si fudud danbiga? 


Maxaan u dareemayaa culays iyo awood la'aan cibaadada?


Jawaabta waan idiin dhaafayaa walaalaha aan jeclahay.