1:Bishii nabigeen dhashaa banaanka iskeentayee


1:Bishii nabigeen dhashaa banaanka iskeentayee


2:iraadadu waa inaanudgoone ujeedayee


3:ilaahbaa doortayee Umaddu hawsare keceen 


4:bishoo toban iyo labaan bishaarada garanayeen


5:tillaab meeshuu dhigaa turaabta ufiicanee


6:thimaaro  bislaadaybaa sayidku nookeenayee


7:jannaa kuuwaajibtee Nagee jaahaaga wayn


8:xabiibka ziyaaradiis Xumaan yaykaa dhexgalin


9:qurxiya meeshii walboo qofnana yaykaa hormarin


10:dabaaldeg kaqayma wayn dunida lagu suubinmaa


11:damaashaadkaan wadnana dhaahow nabigaa iskaleeh


12:rag iyo dumarbaan nohoo rasuulka ugaardiyee


13:saliga ruuxii badshaa sayidka ujeedayee


14:suubane nabigeeniyoow burhaan sacabada 

  kuqaad


15:sharfoonihii waayayee miyaan sheegato ahaa


16:dhamaanteen waa inaan xabiibka udheelmanaa


17:dhabbaan usiyaaranee allow dheeraad nasii


18:cushaaq ciideedu waa carfoonaha dhalashadiis


19:galuubada nooshidoo gadaal yaan laysku ridin


20:falillaahil xamdu nabiga fiicnaanta badan


21:qadiyo cashadii walbaan qisada nabigeen wadnaa


22:kolkii lasiyaaranaa naboow kayd reebanmaa


23:labiyo tobankii walbaan libaasyo uqaadanaa


24:mowliidkiibaa jiree mashxaradoo soodhawee


25:Nabigu sanadkuu dhashaa nashaado bilaabatee

  


26:waduud nabiguu jeclaa wixii dhiig lohoow ukacaa


27:hilaalbaa muuqatee hashii caanaha badnayd


      (  dhamaad)