Xogwaran plus Shaqooyinka ugu liita caalamka.

 Xogwaran plus Shaqooyinka ugu liita caalamka.

Shaqooyinka ugu liita caalamka.

Waxaa jiraa shaqaale ah oo aan raali kahayn shaqooyinka ay hayaan kuqanacsanayn kuna hayso duruufta nolashu .

Waxaakalo jira tira yar oo ka shaqaysa waxyaabo aan caqligu aqbali karin.

 

Waxaan kusoo bandhigaynaa fidiyawgan  toban kamida shaqooyinka ugu layaabka badan caalamka lakin intaynaan uguda gali ha hilmaami inaad sub tidhaa muqaalkana like dheh hadad ka hesho adoo mahadsan.

1aad

Dabaasha ciyaarta golfga

Hadaad awoodid inaad muuquurshada biyaha kuna sii nagaan kartid jooga hoose ee biyaha mudo dheer  waxaa isu soo taagi kartaa inaad qabato shaqdan aan inaba caadiga ahayn.

Shaqaalahan waa kuwa kamusuul ah inay kasoo dhax ururiyaa kubadaha golfka salka hoose ee biyaha barkadaha kuwaasoo lu gu dheelo ceeyaata kubada golfka. Waa shaqo xiiso leh oo sahlan markii dhan laga eego laakii wxaa dhici karta inaad khataro badan la kulanto gaarahaan barkadaha aan nadiifta ahayn kuwaaso ay kabuuxaan qashin dhoobo biro masaabiir irbado laisticmaalay masas yaxas  iyo xayawaano kale ee biyaha ku dhaxnool.

2.shaqada ursashada kilkisha

Shaqadan ah ursada kilkisha ayaa ah mid looga baahanyahay warshadaha soo saara borojaktiyada lagu suuliyo dhididka si loo hubiyo tayada adeega.

Sidey usameeyan baadhista tayada brojagtiga.

Wxay kuqaadataa shaqaalaha u xilsaaran hawshan malmo iyagu ku dhaxsameeya qolal xidha mararka qaarna banaanka wxay mararka qaar hakii saacba ku ursadaan ilaa 60 kilkilo ujeedadooduna waa inay hubiyaan uu inta ay dhantahay tayada agabka ay soo saareen.

3.Tijaabinta furaashyada

Waxaa jira dad ka shaqeeya tijaabinta furaashyada barkimaha , iyo sariiraha iyagoo usameeya shirkada iyo hoteelada kuwan ayaa mushqaayadooda lagu siiiya inayay kuseexdaan

Tijaabana kaqaadaan inuu firaashku kala hooseeya ama uu ku haboonyahay nidaamka raaxada hurdada

Iyago qaabab kala duwan ogaqaadaya tijaabadan.

4.tijaabinta sooftiga

Waxaa laga yaaba inaad aragtay in badn oo kamida noocyada sooftiga  kuwaaso qaar kamida ay leeyiihii caraf udgon halka qaar anay lahayn wax uraba.

Tani maaha mid aan loo meel dayin balse waamidhadhalka shaqa adag oo sameeyeen kooxo xirfadlayaal ah o ku taqasusay sooftiga.

Waxayna si joogta ah u ursadaan sooftigan si ay u hibiyaan inay na ku jirin wax ur ah oo laga dido.

5.istaaga fiilada basaska

Hadaad tahay dadka samirka yar ee aan jeclayn inay fiila dheer galaan markay joogaan meelaha basaska laga raaco .

Waxaa jira dad shaqadoodu tahay inay istaagaan fiilada si ay kaaga kireeyaan booska kuuguna baneeyaan si aad markaaba u baxdidadoo woxogaa yar oo lacaga siinaya. Filooyinka ayaa qaar ku qaatan inuu ruuxu taagnaado mudo dheer sida albaabda shirkadaha waawayn tusaale ahaan shirkada iphon markay soo saarto mobil cusub ookale taaso marar ka qaar daalku ku kalifiyo inaad kiraysato boos midkale taagnaa  .

6.tijaabada biyaha meela maweelada caruurta

Maaweelada caruurtu waa wax xiiso le laakiin goobahan ayaa masuuliyad wayni kasaarantahay inay ilaaliso amaanka caruurta.

Sidaa awgeed ayaa loo baahan yahay ruux katijaabiya biyaha loogu tala galay maaweelada waxaana jira khabiir kormeer kusmaeeya biyahaas.

7.ururinta suntan masaska

Suntan nasaska ayaa ayaa leh adeegsiyo kaladuwan waxase ugu muxuhiimsan waa badhitaanada caafimaadka sida darted ayaa waxaa jira dalab badan sanad walba.

Hawsha ah in mas laga liso waabayda ayaa ah mid khatarteeda leh  nimankan ayaa malinwalba waxay masaska qaniinsiiyaan weelalyaryar oo balastik ah si ay waabayda agu tufaan .

Halyeyadan ayaa waxay sabab unoqdaan badbaada kumaanaa dada /

8.bandhiga xubin kamida jidhkaaga

tani waa shaqada dadka le gacmo soo jiidasho leh ama lugo qurxoon wxay heeshiis la galaan shirkda  soo saara baraamijyo kala duwansi ay usawirtaan xubnahaas kadibna udeegsadaan xayaysiinta wax soosaarkooda.

9.ururinta dirxiga

Wuxuu samaynayaa kan dirxiga ururiyaa meelaha dhirta badan sida seerayawga markay madaw noqoto wuxuuna soo ururinayaa dirxiga.

10.udhadhaminta cunada ayda

Aydu waxay kamid tahay xayaawanada dadka lanool sidaa darted waxaa jira dad kashaqeeya inay kadhadhamiyaan cunada ayda si ay uhubiyaan inay tahay mid uu aygu jecelyahay inkale islamarkaana mulkiilaha ayga uwargaliyaan nooca aygiisu jecelyahay si uu quudiyo.