technology

 


Ma ogtahay inay jiraan waxyaabo maalin walba indhahaagu qaab oo d meel walba ku aragato wax mino ah na aadan siinin waxana aadan iska waydiinin, maadaamo aanay agtaa wax qiimo ah kulahayn.


balsae waxyaabahan ayaan ahayn kuwo ku yimid macno la,aan balse ku fadhiya ahamiyad culus . waaxaana laga yaabaa qaar kamidihi inay badbaado unoqoon karaan naftaada marar badan, hadaad fahanto  waxyaabahan , waxaa daawade hubaal ah inay noloshaada wax wayn kabadali doon. 

Waxyaabahan ayaa warshadaha agabka soo saaray aanay u samaynin dhaldhalaal o kaliya , balse kaalahaayeen ujeedo faaido u leh.

bardhintan yar ee gadaal kaga taal boorsada waxaad moodaa in calaamada shirkada soo saartay thay, maba lagu qurxiyay balse way ka macna fogtahay saas. haragan yar eed aragto waxaa loogu talagalay nimanka buuraha dhaadheer fanta inay sudhaan xadhig ay ku fuulayaan buuraha dhaadheer.

taloolka yar ee ku ag yaaala hakka miftaaxa uu ka galo qufulka;waxaa loogu talagalay in laga dayactiro oo laga sifeeyo haduu gudaha ka mirdho qufulku kaasoo kadhasha qooyaanka badan ee reebabka iiyo dheelka , islamarkaana lagaga shubo saliidaha loo adeegsado miridhka, iyo inlaga saaro haday biyo gudaha ugu galaan.

daloolka daboolka qalinka  caruurta yarayar ayaa inataban markay yaryaryihiin afka kola roora wax walba oo ay gacanta saaraan sidaa darteed ayay shirkadaha soo saara qalimadu uga baneeyeen korka alla kamadhigee lacala hadu ilmaha kusiibto inuu helo dalool naqasku soomaro.

calamadaha yarayar ee ku dul dhagan khudaarta , calaamad ayaa inbada waxay uhaystaan inay tahay mid tilmaamaysa wadanka soosaaray malse maaha. laakiin inyarbaa og inay lagusoo dhajiyo lambaro tilmaamo gaara bixinaya, ...haday ku qorantay 4664 waxay tilmaamaysaa in khudradan lagu buufiyay suta cayayaanka. haday haduu lambarka ugu danbeeyaa yahay 5 kan ugu horeeyana yahay 9. inay tahay mid in organig ah.

haduu yahay lanbarka ugu horeeyaa 8 inay tahay mid dhalanrogay hidasideheeda.

markaad furto cabitaana acid leh caagadaha kusoo waxaa daboolka gudaha kagadhagan in yar oo laastiig ah taaso inbadan anay garanayn ujeedada loogu nabay . ojeedada ayaa ah inay ilaanayso icida ku jiirta cabitaanka inay kabaxdo daloolka balaastiga ah.

mardhacyada ku wareegsan  hareerta lacagaha maarta ah 

barigii horee waxay ahayd mid siman waxaana laga samayn jiray dahabka  kadib markii lafajariyeeyay ayaa si aan loo cobiyeen karin ayaa sarsaradan loosameeyay .

xarafka  rR ee ku ag qoran calaamada ganacsi qaarkood: hadaad iswaydiinaysay maxay tahay sumada Ree goobaabta ku jirta e  ku ladhan magayada qaar . waxay tilmaamaysaa inuu magacani yahay mid ka diiwaan kashan xafiiska ilaa

linta patentiga .ama xaqlaha ficrada.