cashir online| APPLICATION DA ANDROID WAXAY XADAAN PASSWORD KA FACEBOOKGAAGA

 

APPLICATION DA ANDROID WAXAY  XADAAN  PASSWORD KA FACEBOOKGAAGA



SHirkada google ayaa kasaartay khadka kuwaaso ay lagaladagey in kabadan 5.8 milyan oo goor storekeeda google play kadib markay aplicationadani xadeen data dii ay ku galayeen facebook ga adeegsadayaashu.

Baadhayaal katirsan dr.web ayaa sheegay  inay apps ushaqaynayeen hab dhamays tiran oo aanay dareemayn dhibanayaashu.

Apps yadan ayaa ka codsanaya adeegsadayaasha inay kadhax galaan acountiyadooda facebooka si ay u helaan adeegyo dheeraad ah .

Ujeedada talaabadan ayaa ahayd in lagu dhiiri galiyo adeegsadayaasha android inay talaabadan qaadaan.

Waxaa kusii dheer inay aplicationdani qariyaan ujeedadooda iyagoo kusoo gabanaya qababkan sida editng photo iyo wixii lamida.

Barramijyadan ayaa kukhalda adeeegsadaha inay galaan facebook ga islamarkaana bway  kaxadaan password ka uu ku galayo akoonkiisa facebooga iyagoo isticmaalaya qaybo kamida codeka JavaScript .

Liska application ada :

·       Pip photo

·       Processing photo

·       Rubbish cleaner

·       Horoscope

·       Inwell fitness

·       App lock keep

·       Lockit master

·       Horoscope pi

·       App lock manager

Waxaa  macaluumaadkii laxaday loo raray servero iyadoo la adegsanayo aplicationadan.

Inkastoo ay u muuqato ina tuugaysigan diirada si gaara loogu saaray facebook ayaa hadana waxaa jiira qaylo kazoo yeerayso dr.web taassoo kadigaysa inay suura gal tahay inuu sii balaadho weerarku taaso keeni karta in laxado macluumaadka aad ku galayso acountiyada kale  internetka .

Bandhigan ayaa imaanaya maalmo uun kadib markii ay shaacisay shirkada google inay qaadayso talaabooyin horleh kuwaaso  lagu soo kordhinayo siyaasada googleplay ,

Iyadoo laga saxeexayo heshiis laba geesood ah developerska sidoo kale laga rabo inuu xaqiijiyo adrreskiisa  iyo faahfaahin dheeraad ah oo laxdhiidha ciiwaanadiisa si loooga hortaago hawlaha been abuurka ah .

Apps yada kabaxsan store da oo lagu eedeeyay fayraska moobilada 

CASHIR ONLINE|CUNSURIYADA XADHKA GOOSATAY EE BARTA BULSHADA TWETTERKA YAAB!!!!!