erayo jaceyl oo macaan

 


erayo jaceyl ah oo macaan

Waxaan daremaa xasilooni buuxda Mar walba aad garabkeyga joogtid Mana garanaayo sida buuxda uu qalbigeyga kuu jeclaaday

bisharadii naftedaay.


"Badanaa waxaan jecelahay in aan dhex lugeeyo roobka, sababta oo ah ma jirto cid arki karta oohintayda"


Waxaad tahay cadceedda maalintayda, dabaysha cirkayga,

hirarka badweyntayda, iyo garaaca wadnahayga.


"Inta u dhaxeyso ilbiriqsi iyo badh kasta waan ku jeclahay"


Haduu Qalbi Jabku Ahaan Lahaa

Wax Loo Dhinto Dad Badan Ma Noolaadeen Aan Anigu Kamid Ahay Sababtoo Ah Markasta Waxaan Lakulmaa Xanuun Ayasan Qarin Karin Nafteeyda.


Jaceylku waxa uu bogsiiyaa nabaro badan iyo xanuuno 

Balse ha uqaadan inuu daawo yahay Sababto ah asaga ayaa ah cudur cudur waxkasta ka weyn oo Ku ilawsiiya xanuunada.


Dadka waxey riiyoodaan markey hurdaan oo indhaha is geliyaan laakiin aniga Aaadanaha taas waan kaga duwanahey waayo qalbigeyga asoo soo jeeda ayuu kugu riyoodaa.


Riyadu weey macaan badan tahay laakin waa goortee? Goor kale ma ahan ee waa goorta aan laabteyda kugu heysto.


Sida Aduunyada u jiraa ubaxyo bilaa udug ah ayay u jiraan dad Wanaagsen Oo bilaa nasiib ah.


Aniga iyo adiga waxaan ku noolaan doonaa jacayl qumman, waxaad tahay qumman, lama huraan, qurux badan, qurux badan, gaar ah, waxaan kuu jeclaan doonaa sida shinnidu u jeceshahay malabka.


Jacaylku waa dareen qurxoon oo ku dhisan kalgacayl ,isfaham ,daryeel, naxariis,iyo Qalbi saafiya oo midba midka kale ugu hayo farxad  iyo muxibo  dheraada  waa dareenka  ugu qurxoon  ee lamaanuhu  sameystaan markey  nolosha  iska calmadaan  iskana  doortaan dhamaan  dadka dunida ku nool. Waa dareen labada  qof isdhaafsadaan hadalo macaan oo qalbiga  ka imaanaya kaas oo midba midka kale ku habaayo oraahyadaa cudoon  ee Qalbiga  dhisaaya .jacaylku waa xaalad  farxada qofka  kalae  ay kaala muhiimsan tahay taada jeceylku  waa dareen qurxoon oo isku keena laba qof oo aan  is Aqoon  nolosha misana isku jira masaafo  kala Fog.


Kalsoonideyda ha lumin hadii aad qalbigeyga gacmahaada ku heysan karin ha dhaawicin kalsoonida waa sida muraayad oo kale hadii lajabiyane lagama yaabo in dib danbe la iskugu keeno.


" Waan ogahay in aanad ii xiisin, waxaanan si fiican u ogahay in aanad u daawan sawiradayda sidaan kuwaaga u daawado" .


Uma nooli inaa gabadh kasta ka qosliyo lkn  hal boqorad inaa qalbigeeda murugo ka ilaaliyo unoolahay.


Jaceylka dhabta ah ee aan adiga kuu qabo kuma ekaan doono halkaan ee wuxuu noqon  doonaa mid sii jiri doonno. Inta ay nafi igu jirto uma hibeyn doono nafteyda ruux aan Adiga ahayn. I aamin, waxaan kuu balan qaadayaa sameynta wax walbaa oo qalbigaaga farxadgelin karo.


"Adiguna waxaad ii ballan qaaday in laabtaadu gurigeyga tahay Haddii habeenada madow ay qariyaan xidigaha. hadda oo aan joogno habeenkaygu waa mugdi iyo saamalayl aaway balamihii, aaway gurigayii aad iga siisay laabtaada.


Wuxu nacabki dhibsaday sidaynu nahay 

Marka inaan sidan noqona bu namiimki diidan yahay naftaydiyaw hadii nooci xumaa nacsii isa so dhahaan anaa so niyad jabshee u sheeg noloshena wacan.



DAQIIQAD KASTA OO AAN KULA JOOGO,WAXAY LA MID TAHAY RIYO QURXOON OO II RUMOWDAY.


Been ha u sheegin naftaada hana ka cararin runta, caashaquna ku dhowr soyaalka nolosha.


ǫᴏғᴋᴀsᴛᴀ ᴏᴏ ɪɴᴀɢᴀ ᴍɪᴅ ᴀʜ  ᴡᴜxᴜᴜ  ᴜʙᴀʜᴀᴀɴ ʏᴀʜᴀʏ ɢᴀʀᴀʙ ᴜᴜ ᴅᴜɢsᴀᴅᴏ ᴋᴜ ɴᴀsᴛᴏ ᴋᴜ ɪʟᴍᴇᴇʏᴏ ᴏᴏ  ᴡᴇʜᴇsʜᴀᴅᴏ.


 Qof kasta qeyb wuu ka noqon karaa noloshaada, balse qof kasta qeyb kama noqon karo dhamaadka noloshaada.


Degdeg ayaan ku noolaa, sida  in ay noloshu i dhaaftay intaanan dhalan, isla markii aan sugayba, noloshu way iga tagtay, ilmo aan garanayn in uu koray,   lana gaadhay xilligii uu foodsaari lahaa adduunka keligii; Sida Mahmoud Cafifi Madar u qoray: "Markii aabbahay uu ii sheegay inaan koray oo ay imika igu habboonayn inaan hooyadey magan galo, waan argagaxay, waxaana iga xidhmay siyaabo kasts oo aan ku baxsan karo."


Ruuxna qaladkaga ayuu  Raadiya  Si aY Ugu  noqoto  Wado Uu Ka Baxo.                                                                                                                                                                                         Ruuxna  qaladka Ayuu  wanaag ka dhex  Raadiya  Si Uu KuLa Sii Jiro.