cashir online |Maxaa kadigaya windows 11 systemka ugu wanaagsan e windowska

 

Maxaa kadigaya windows 11 systemka ugu wanaagsan e windowska

Maxaa kadigaya windows 11 systemka ugu wanaagsan e windowska

Shirkada Microsoft ayaa u balanqaaday macaamiisheeda inuu noqon doono windows 11 midka ugu wanaagsan kooxda windowsyada gaar ahaa dhanka u adeegsiga game ka; shirkada ayaa sheegtay inay kusoo kordhisay adeegyo cusub oo casri ah oon aan lasocon kuwii hore ee shirkadu soo saarijirtay .

Nidaamka windawska ayaa ah midka  ugu wanaagsan ee lagu isticmaalo gameka maadaama uu yahay systemka loogu isticmaalka badanyahay dunida ayna taageeraan dhamaan softwaredau badidoodu.

Hadaba muxuu yahay wxa ay kusoo biirisay Microsoft windows 11 si uu unoqdo kan ugu wanaagsa windowsyada?

          Astaanta Auto HDR


Waa markii ugu horaysay ee ay kazoo dhax muuqato farsamadani xbox waxayna kaqayb qaadataa tayaynta  gameka wxayna siisaa bilic gaara

Wxayna sigaar ah uga taageerta iftiiminta meela mudidu kaga jiro ciyaarta .

Microsoft ayaa waxay kala kulantay mashaaki dhawr ah hirgalinta nidaamka HDR systemkii kan kahoreeyay ee windows 10, sida darted ayay shirkaduku hanwayntahay  inu ka gudbo nidaamkani caqabadii hore.

Habka kaydka khaaska ah

Microsofta waxay u adeegsatay barnaamijyada XBOX ee cusub waxayna kor uqaadaysaa xawaaraha furitaanka filasha.

Sidoo kale waxay ugolaanaysaa in lagu ciyaaro  ayaoo la adeegsanayo garaphic cardga  oo kalya .

Tani waa mid ku shaqaynaysa dhamaaan nocyada kala duwan ee drives yada balsewaxaa ugu wanaagsan  hard drive noociisu yahay PCle 4.0 ama 3.0.

Harddrive yadan ayaa mustaqbalka noqon doona kuwa cidwalba ay heli karto waliba qiima jaban ay kuheli karto lakiin hada ah mid aad qaali u ah.

Arintan ayaa la dhihi karaa waa mi ugooni ah windows 11 sida la ajligeed ayaan waxaan kugula tainayna hadan nahay bahda cashir online inaad u wareegto windows 11.

DIB U HABAYN LAGU SAMEEYAY MICROSOFT STORE IYO GAMEPASS KA.

Wuxuu ku uua galinayaa gamepass ku inad  hesho kmnan  game ah adooo ku helaya hal subscripe oo kaliya  .

Waxaa intaa kuusii dheer kumanaan kamida shirkadaha ciyaaraha soosaara

Waxaanad awoodi kartaa inaaad gaadho malaayiin game adoo aisticmaalaya Microsoft store .