cashir online SHANTA ANTI-VIRUS EE UGU WANAAGSAN SANADA 2021

 

SHANTA ANTI-VIRUS EE UGU WANAAGSAN SANADA 2021

Shanta barnaamij ee Antivirus-ka ugu fiican 

Shan antivirus oo kaa caawin doonta inaad si fiican


Anti viruska ayaa muhiim u ah aalada computerka wxayna kahortagaan halisaha ka imaan kara virusyada iyo softweerada xunxun kuwaas oo khalkhal ku abuuri kara systemka aaladamararka qaarna laga yaabo inay sabab unoqdaan inu halaabo combuterkaagu oo ay ciladi kazoo gaadho arintaas , halka mararka qaar ay horseedi karto halis intaa kaculus.

Hadaba manta waxan qormadan kusoo bandhigi doonaa 5TA ANTI-virus ee ugu muhiimsa sanadan 2021.

 

1.TOTAL AV





WAA ANTI VIRUS HELAY ABAAL MARINO TIRO BADA  . wuxuu ku guulaystay kalsoonida adeegsadayaal kabadan 10 milyan oo ku kal nool dunida daa feheeda .

si aad ola soo dagto halkan guji

2. NORTON:



Norton waxaa lagu tiriyaa inu yahay mid kamida anti-virus yada ugu caansan

Wuxuu ilaalinayaa darbiga kumbitarkaaga ha ahaado windows am mac  midku doonabee amaba moobilkaagaba hanoqdee

Anti-virus-kani wuxuu ku  guulaystay bilada anti-viruska ugu wanaagsan ee ee hayada AV-TEST

si aad ola soo dagto halkan guji

3.AVIRA :



Shirkada avira antivirus waa shirkad laga leeyahay dalka jarmalka  way leedahay khibrad 30 sano ah  sidaa darted tayadeedu waa mid la hubo.

Wuxu ugu hoynba kahortagayaa marnaamijyada xun.

Wuxuu hagaajinayaa dibna usoo celinaya faylal dhintay.

Wuxuu updates kuugu samaynaya sifudu oo n waxba udhimayn xawaaraha computer-ka.

si aad ola soo dagto halkan guji

4.PANDA::



Waabarnaamij heer sare ah ah oo casri ah kuna horeeya dhankaas.

si aad ulasoo dagto halkan guji

5.pc protect:



Waa antivirus isu dheeli tiran wuxuu leeyahay engine ka hotaga virusyada oo dhakhso badan iyo darbi ilaalo.

 si aad ola soo dagto halkan guji

 

 






Windows 10: shanta adeeg ee bilaashka ah ee aan ugu ...