Hackers rush ah oo weeraray computerada xisbiga jamhuuriga


Wakaala Bloomberg ayaa sheegtay inay hackers  katirsa dawlada ruushku  qayb ka ah kooxda gozy bear inay ka danbeeyeen weerarkii lala beegsaday  shirkada synnex , tshirkadan oo ah shirkad qandraas oo bixisa adeegyada tecknologyga ayaa adeegyo ufidinaysay gudiga wadaniga ah ee xisbiga jamhuuriga ee loosoo gaabiyo RNC.WAXAA LAGA YAABAA INU WE
ERARKANI FASHILAY QAAR KAMIDA MACLUUMAADKA XISBIGA.

Inkasta oo ay arintaa iska fogeeyee sidu afhayekoodu sheegay , hadana mid kamida shaqaala synnex ayaa cadeeyay inay la jabasaday shirkadooda.

Rnc ayaa iyaduna dhanee waxay soo saartay bayaan kaasoo ay ku sheegtay  in ay soo war galisay shirkada synnex in ln la jabsaday  lakiin waxaan block saaray synnex si aanay usoo gaadhin kaydka macluumadkayaga.

Waxay inataa gadareen in arintaas ay lakaashadeen koox ka tirsa mirosoft si ay baadhitaan ugu sameeyaan systemkooda waxayna cadeeyeen in ayna wax macluumaad ah oona ka bixin.