hadaad tahay dadka xiiseeya freelence ama shaqada xorta ah ee internetka


 hadaad tahay dadka xiiseeya freelence ama shaqada xorta ah ee internetka 

kusoo dhawoow mawduucan waxaa jira boggag badan oo aad ka shaqaysan karto islamarkaana aad kaheli karto ilo dakhli oo kugu filan ,  waxaan maanta mawduucan kusoo bandhigi doonaa  hadii alaha awooda lahi idmo mid kamid ah baraha ugu caansan ee frelencerku kahaqa galaaan . 

websitekan ayaa kuu suura galinaya inaad suifudud u heshid bishii lacag gaadhaysa 50 ilaa 500 oo dollar adoo gurigaaga iska fadhiya .

hadaba sidee ku heli karaa lacagtaas anoo iska fadhiya?

bartani waa midonline ku  bixisa  adeegyada yaryar sida: samaynta logo yinka ,t-shirt iyo  sawir gacmeedyada, disingnada iyo xirfadaha lamidka ah .

waxaana ka hawl gala kumanaan adoo kala ah oo ku kala nool daafaha caalamka,

waxaa lagaa rabaa oo kaliya inaad is diiwaan galiso