Barashada instagramka sida loo xidho

 Barashada instagramka sida loo xidho


Barashada instagramka sida loo xidho

Barashada instagramka sida loo xidho




Wax ka baro sida loo xidho ciwaanka aad kuleedahay instagramka. 


Instagramku waa mid ka mid ah baraha bulshada ee ugu shacbiyada badan ayna adeegsadaan malaayiin hadaysan ba ahayn balaayiin ku kala nool daafaha caalamka.

Hadaba waxaan kaga hadlaynaa qormadan maanta qaabka loo xidho bogaaga instagramka hadii aad ubaahato inaad katirtirto barta instagramka. 


Instagramku malaha awood uu ku xidho mid kamid ah xisaabaha macaamiisha, marka hadaad ubaahato talaabadaas oo ah inaad katakhalusto bogaaga waxaad lakaashanaysaa sariiqoyin kale, madaama aadan si toos ah oga delete garayn karin gudaha application ka.

Waxaad active garaynaysaa adeegan raac  
Talaabooyinkan:

▪︎waxaad gasha internetka adoo kagalaya chrome,  Mozilla,  iyo hadba midkii kale eed ka gasho khadka , ee kuugu dagsan mobilkaaga ama computarka hadba kaad adeegsanayso kadibna gal Instagram kaaga adoo ku qoraya ciwaanka aad ku gasho iyo lanbarsireedkaaga.


▪︎ waxaad ugudbaysaa delete markaad gujiso link gan https://instagram.com/accounts/remove/request/permanent/

▪︎kadib akhriso shuruuda ay instiraam kuugusoo bandhigayso boga masixitanka xosaabaha.


▪︎dooro mid kamida sababa ha aad o gonasatay inaad kataqalusto bogaaga ku taxan liiska.

▪︎Ku qor lanbar sireedkaaga mmeesha banaan ee loogu talagaly kadibnaa delete dheh.

▪︎kadib ok dheh fariinta aad ku sii adkaynaysid delete garaynta.


Sida loo inactive gareeyo instagramka 


Waxaad galaysaa khadka adoo kagalaya browser ka kadibna waax ogasii gubaysaa instagramka. 


▪︎waxaad kudhufanaysaa calaamada madaxa iyo labada garab ee kamuuqata dusha instagramka, kadibna edit ayaad leedahay.


▪︎waaxd udagaysaa hoos kadibna waxaad gujinaysaa doorka ah inactive garee bogan.


▪︎kadibnaa waxaa dooranaysaa qodabada ku taxan liiska maxaad u xanibaysaa ?.


▪︎Ku qor lanbar sireedkaaga mmeesha banaan ee loogu talagaly kadibnaa delete dheh.

▪︎kadib ok dheh fariinta aad ku sii adkaynaysid delete garaynta.



Instagram-ka sida drafts looga saaro


Haday jiraan sawiro drafts ku jiray mudobdheer islamarkaana kuraagay ood doonayso inaad kasaarto, wax fahan ahna aadan kahaysan mawduucaan, waxaa muhiim ah inaad sadaradan akhrisato, waayo waxaad si fudud ola macaamili kartaa arintan.

Siàad oga saarto sawirada drafts ah ee aanad baahinin islamarkaana aadan baahintooda rabin mustaqbalka raac dhawrkan tilmaamood :


  • Gal instagramkaaga kadib dooro halkuu kujiro.
  • Kadib dooro file ka drafts dooro maamulka waxa kujira, dooro edit 
  • Kudul dhufo sawirka aad damacsantahay inaad saarto, select garee .
  • Ok dheh