Sida loo tirtiro gmail-ka Sida loo masaxo akookaaga gmail

 

Sida loo tirtiro gmail-ka
Sida loo masaxo akookaaga gmail






Hadaad rabto inaad khadka kaasaarto gmailkaaga adoon masaxin account-gàaga google ka lasoco qoraalkan ilaa dhamaadka waxaad kaheli.




Sida looga masaxo gmail-ka android ka

Inaad masaxdo emailka gmail makeenayso inaad waydo dhamaan xisaabtaada google-ka qaybihiisa kala duwan.



Laakiin waxay keeni kartaa inaad waydo dhamaan fariimaha ku jira gmailka.

Hadaba intaadan qaadin talaabada aad ku masaxayso gmailka waxaa lagama maarmaan ah inaad inaad kalaa hadho nuqul kayd ah .



Kahor intaynaan sharaxain qaabka loo delet gareeyo gmail, waxaan aqriste kuu iftiiminaynaa habka loosameeyo backup  si aad u hesho fariimaha muhiimka ah.

Waxaad raacaysaa habkan:

Waxaad galaysaa Google acountigaaga amma dhag kasii link gan hoose.



*kadib waxaad galaysaa (data & personalization)

*waxaad galaysaa (download,  delete , or make a plan for your data)

* waxaad gujinaysaa (delete a service or your account)

* taabo (delete a service )

*Waxaad galinaysaa emailka  xisaabtaada hadii lagaa doono.

*kadib taabo spam ku agyaala calaamada gmailka.

*kadib gali emailka  aan ahayn kaad ranto inaad masaxdo.

*kadib ku dhufo botonka (send verification email)


*kadib fur emailka  aad kalisay inbox raac (security alert for your linked Google account ) kadibna raac linkiga tirtiritaanka, (gmail deletion confirmed)

* hadii lagaa codsado inaad galiso emailka aad delete garaynaso gali.

*  kadibna (Yes, I want to delete email protected 

* kadibna (delete email)

* ugu danbayn (Done)



Qaabka looga delete gareeyo gmailka android ka.



Hadii uu yahay emailka  xafiiska ama surkadaada waxay ubaahantahay ogolaanshaha dinaca masuulka ka ah, lakiin haduu yahay email shaqsi ah waxaa laraacayaa habkan.

*kohor inataadan masaxin soo rogo macluumaadka muhiimka ah.

*taabo (setting) moobilka.

* markaad gasho taabo (google) kusii dhufo (Google account)

*ka dib gal (data & personalization)

* kadibna (delete a service or your account ) sida kuu muuqat(download, delete make a plan for your data) kadibn gali emailka markuu dalbado.

*kadibna calaamda qashin qubka taabo.

Sida loo masaxo gmailka iPhone ka.

*ku shufo (gmail app)

*dooro (setting)

* dooro (your account)

* dooro (manage your account )

*kadib waxaad galaysaa (data & personalization)

*waxaad galaysaa (download,  delete , or make a plan for your data)

* waxaad gujinaysaa (delete a service or your account)

* kadibna (delete)



Natiijooyinka ka dhalan kara baabiinta gmailka  .

-waxaa tirtirmaya dhamaan fariimaha ku jira gmailka.

-waxaa suuragal ahayn maamulitaanka gmailka la tirtiray.

- wax fariinma ah lagama diri karo loomana soo diri karo.

-dhamaan qaybaha kale ee account kaaga Google ku way shaqaynayaa marka laga reebo qaybta fariimaha.