Sideed ku ogaan kartaa in virus taabtay aaladaada?

 Sideed ku ogaan kartaa in virus taabtay aaladaada?


Sideed ku ogaan kartaa in virus taabtay aaladaada?

Sideed ku ogaan kartaa in virus taabtay aaladaada?




Sida loo ogaado viruska kudhaca Samsung 



Waxay baryahan danbe soo saartay shirkada Samsung barnaamij ka hortaga virusyada ah kaasoo lagu magacaabo (smart manager).

Barnaamijkan ayaa ka caawinaya adeegsadayaasha mobilada Samsung siday oga ilaalin lahaaheen mobiladooda weerarada virusyada .


Wuxuu si fudud baadhitaan ugu samaynayaa dhamaan qaybaha kala duwan sida baytaroga isagoo wanaajinaya kaydkiisaa, wuxuu si habsami leh u tirtirayaa file kasta oo xanbaarsan baraamijyo dhibaatayn kara aaladaada.




Hadaba hadaad tahay dadka isticmaala adeega Samsung adeegso barnaamijkan adoo uraacaya habka aan hoos ku tixi doono.



> fur moobilkaaga Samsung 


> ku dul dhufo calaamada ay ku qoran tahay (smart manager).


> dooro (security)


> kadina dooro (scan now)



Sida loo ogaado fayraska iPhone 


Waxaad ogaan karataa in fayas ku dhacay moobilkaaga iPhone ka iyo in kale adoo raacaya talaabooyinkan:


◇ lasocosha baytariga: intabada fayrasyadu waxay wiiqaan tayada baytariga iyaga oo ku dhameeya dabka mudo kooban sidaa darteed waxaa muhiim ah in taxadar aad ku eegto baytariga moobilkaaga iPhone ka ah adoo adeegsanaya dootka (battery checking) kadibna ka tirtir application da dabka badan isticmaalaya.



◇kabaadh application an macruuf ahayn: waxaad ka saartaa dhamaan app yada aan macruuf ahayn ee ku jira moo beelkaaaga . 


Kuwa aan rasmiga ayn iyo ku aa installed garaysnayn ee ku jira madaxa qolofka.



◇haday baraamijyada qaarkood si lama filaan ah u xidhmaan waxaa macquul ah in uu jiro fayras baas oo soo galay barnaamijkaas isaga oo ka faaidaysanaya god dalool oo ka helay application ka sidaa darteed haduu version ka aad adeegsanayso yahay mid hore fadlan cusboonaysiiso oo ku dadaal marwaba ka danbeeya inaad isticmaasho.





Sidaa loo ogaado in kobiitarkaagu virus qabo iyo in kale



Waxaa lasaadaalin karaa in fayrus galay kumbiitarkaaga iyo inkalee iyadoo laraacayo qaabab kala duwan oo lagu xaqiijin karo.


◇Culays ku yimaada hawlgalka kombiitarka: waxay baaraamujyada xuxune sababaan inta badan culays xoog leh oo ku yimaada shaqada aalada

Taasoo mararka qaar gaadha heer uu cadilmo nidaamka guud ee kombiitarku.


◇fariimo aan lagaranayn:

Fariimo iskasoo dabadhacaya oo tilmaamaya in dhibaato ka jirto qayba kamida aaladaada waa calaamadaha ku tusaysa in fayras taabtay computer kaaga.


◇ isku dhaxyaaca faylasha size kooda:

Waxaa kamida astaamaha fayrasyada inay isku murgaan faylasha qiiyastooda 

.